Anigu waxaan halkan ka soo gala meel xafiis ah .
Xafiiskani wuxu leeyahay " filters on the computers oo "forum , chat room" ka kuu diida. Si walba ha noqoto e , farsamo ayaan ku soo dhaafa meeshan
For that reason , I am not able sometimes to answer certain individuals in the same thread depending on who's posted in there right before me . I can read it but i cannot answer it . {technical reason}
Midda labaad waxa weeye , anigu been maan sheegin , wax laga cadhoon karo na ku maan hadlin haddaad nin rag ah tahay . Halkii la iga ga soo rido baan ugu xidhaya dabka.
Habar jeclo baan ahay isaga ina yidhi ninkaasi .
Haddaba anigu waxaan idhi , ha igu soo gelin private message box-keyga . adiga iyo ahmed omar ka gadabursi baan ahay ina yidhi . Labada ba midna ma aqaan anigu .
Haddaad iga filaysaan iney tahay , arrin aan anigu alifay na , waxaan idin idhi , password-ka account-keygan sahangalbeed baan ku siinaya e , waad soo eegi karta haddaad rabto .
Qashin-ka iyo kudaafadda haddaad isku eegaysaan , de aniga idinka saaraya e , ii yara kaadiya


