"..Doorashadani xaaraan ayay ahayd oo waa la isboobay laakiin Habar Yoonis iyadoo awooda inay waxay doonto samayso haddana somaliland iyo shacabkeeda ayay u tudheen.."
Looooool, Oo marka la idin boobayo ma farahaa baruuro ku haysateen maa idinba wax boobtaan?
"..1994 HJ oo Isaaq+dhulbahante +warsengeli+samaroon+ciise wadata ayaa HY burco ka saari kariweydaye awooda aad keligaa maanta Habar Yoonis kaga saarayso xagaad ka keentay?.."
Ma ilaa ciisihii baa nasoo raacay? Iyo xitaa hartigii? War maahee? Oo indr Isaaqa kale waaba la gartee samaronka iyo warsangeliguna maxay idinka rabeen
? Wallahi sidaan u qoslay! Khalid adiga beentaadu waaba mid indho la lol. Bakh bakhda iyo calaacalka jooji waryaa, haddana sidaa aad aragtid burco hal jilib oo HJ ah ayaa kaaga badan. Afartiinan xabo ee burco galbeedkeeda jooga haddii ay is waalaan Axmed faarax oo keliya ayaanu idiin soo diraynaa oo casarka idin seexinaya lol. Suuq galbeedka wixii casarka loo gaadho wax aan khuuro aheyn ma maqli karno. Haddii kale waa la idin shaabuugaynayaa indr gacaliye