Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 3:59 am

Aah gartay indr anigu waxaan iska ahay reer bari oo kabahiishu boodhka baab'iyeene Hargeysa sii fiican kala garan maayo. Sacad Muusahana maxay ka cadhoodeen waa yaabee. Miyuusan 9 Hargeysa uga soo bixin??

sacad muuse markii hore 9 nin ayaa usoo baxay laakiin markii danbe ayaa nin laga dhimay oo mid hj ah lagu bedelay meeshiisa. ninkaa laga dhimay ayay ka xanaaqsanaayeen oo beryahanba ka cabanayeen.

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby CaynabaX » Sun Dec 16, 2012 4:06 am

Haa iminkaan soo xasuustay markaan shalay akhriyaay in ay Sacad Muusehii xildhibaankii Biciide oo Hargeysa iska dhex socda dabadeetana Sacad Muusihii jidh dil u gaysteen. Reerahan maxay la cadhoodeen 9 oo dhan baa u hadhayeee. Ciidagalehii oo magalaada ku badan ayaa ba 4 qudha helayee kuwaasina la maqlimaayo cajiib. badownimadaa Burco uun baan ku ogaa.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 4:13 am

Haa iminkaan soo xasuustay markaan shalay akhriyaay in ay Sacad Muusehii xildhibaankii Biciide oo Hargeysa iska dhex socda dabadeetana Sacad Muusihii jidh dil u gaysteen. Reerahan maxay la cadhoodeen 9 oo dhan baa u hadhayeee. Ciidagalehii oo magalaada ku badan ayaa ba 4 qudha helayee kuwaasina la maqlimaayo cajiib. badownimadaa Burco uun baan ku ogaa.
waar reer hargeysa way waasheen oo bahashii qabyaalada ahayde reer burco yaqaaneen ayay barteen. laga baray laga badi weeye imika.
reer Hargeysa hadday ilbaxnimo kuugu faanaan haga yeelin oo haka rumaysan waxaa.
Last edited by kaliil on Sun Dec 16, 2012 4:24 am, edited 1 time in total.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 4:15 am

http://togaherer.com/war-deg-deg-ah-mud ... ya-rasaas/


waa sidaan kuu sheegayay. waxa mudaharaaday taageerayaashii ninkii sacad muuse e la reebay.

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby CaynabaX » Sun Dec 16, 2012 4:30 am

I just hope this shit ends casualty free hadday ciidamadii rasaasta dadka ku fureen. Walle indr Hargeysa goormay heerkan gaareen waa yaabee. Reer dhan oo 9 xildhibaan helay oo cadheysan yaab. Walaalahiin Ayuub iyo Toljecle oo aan kursi qudha helin bal eega intaad rabshadaha abuuraysaan.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 4:41 am

Walle indr Hargeysa goormay heerkan gaareen waa yaabee. Reer dhan oo 9 xildhibaan helay oo cadheysan yaab. Walaalahiin Ayuub iyo Toljecle oo aan kursi qudha helin bal eega intaad rabshadaha abuuraysaan.
lol, garanmaayo waxa reerka ku dhacay.malaa waxay rabaan inay waxaba isku wada qaataan. 9 nin ayaa usoo baxay markaa inay iskaga qancaan oo isdejiyaan ayay ahayd.
dadkeenu way iimaan beeleen oo waxba isuma ogola.ilaahay ha inoo sahlo.

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby CaynabaX » Sun Dec 16, 2012 4:46 am

Kali indr Habar Yoonista Burcana miyaay ku qanceen natiijadii ka soo baxday Burco? Wax kamaan maqlim ba qoladaa, Burco bari iyo galbeed ayaa qayladaa lagu ogaa lool.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 4:54 am

Kali indr Habar Yoonista Burcana miyaay ku qanceen natiijadii ka soo baxday Burco? Wax kamaan maqlim ba qoladaa, Burco bari iyo galbeed ayaa qayladaa lagu ogaa lool.
haa inader qoladayada Burco way iskaga qanceen natiijadadii Burco kasoo baxday.koley xoogaa cabasho ahi way iska jirtaa laakiin wax weyn maaha wax danbe oo la sheegayana maan maqal.markii hore HY Burco waxay ku lahaayeen 12 xildhibaan imika 7 keliya ayaa usoo baxay markaa aniguba waxan islahaa meesha buuq baa ka bilaabmi doona laakiin waxba may dhicin alxamdulillah.

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby Sanbalolshe » Sun Dec 16, 2012 7:13 am

^^ As if they had any other choice. Way iskaga qanceen kulahaa, war HY burco gebigoodaba Axmed faarax baa ka batay, markaa baryo maaha inay qancaan, waa khasab weeye. Sandulle weliba hadday is waalaana oodweyne ayaanu u qixinaynaa. Naanaab fowqal naanaab.

Caynabax,

Indr Afartan xabo ee Arabka ahi maxay rabaan dee iayaguna? Magaalada Hargeisa inagu maba degnee gebigeedaba madfac makala daalnaa, ree galbeedku dulcad iyo daroor ha u qexeen sidii berigii faqashtu eryatee :lol: :lol: ?

Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby Coldoon » Sun Dec 16, 2012 7:23 am

^^ As if they had any other choice. Way iskaga qanceen kulahaa, war HY burco gebigoodaba Axmed faarax baa ka batay, markaa baryo maaha inay qancaan, waa khasab weeye. Sandulle weliba hadday is waalaana oodweyne ayaanu u qixinaynaa. Naanaab fowqal naanaab.

Caynabax,

Indr Afartan xabo ee Arabka ahi maxay rabaan dee iayaguna? Magaalada Hargeisa inagu maba degnee gebigeedaba madfac makala daalnaa, ree galbeedku dulcad iyo daroor ha u qexeen sidii berigii faqashtu eryatee :lol: :lol: ?
:lol: :lol: :lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 8:22 am

^^ As if they had any other choice. Way iskaga qanceen kulahaa, war HY burco gebigoodaba Axmed faarax baa ka batay, markaa baryo maaha inay qancaan, waa khasab weeye. Sandulle weliba hadday is waalaana oodweyne ayaanu u qixinaynaa. Naanaab fowqal naanaab.
Niicle, Habar Yoonis iyo Habar Jeclo way isyaqaanaan oo imika 2012 la isbaranmaayo.Doorashadani xaaraan ayay ahayd oo waa la isboobay laakiin Habar Yoonis iyadoo awooda inay waxay doonto samayso haddana somaliland iyo shacabkeeda ayay u tudheen.1994 ayaa la isbartay markii waxa somaliland dega oo dhan ciidankoodu Habar Yoonista Burco isugu tageen e waxba laga qaadi kariwaayay. Markii danbe waatii iyadoo la baryayo oo gadhka la hayo lala heshiiyey markii HJ oo mashruuc soo qaadatay iyo wixii la socday dagaalka ku fashilmeen. 1994 HJ oo Isaaq+dhulbahante +warsengeli+samaroon+ciise wadata ayaa HY burco ka saari kariweydaye awooda aad keligaa maanta Habar Yoonis kaga saarayso xagaad ka keentay? idinka uun yaan Yiroowe la idiin qaxin markale.Beeshu doorashada 2015 ayay rabtaa inay siilaanyo kursiga madaxtooyada ka qaadaan markaa gole deegaan iyo waxaasi waxba lama aha. Gole deegaan hadduu wax sheegayo golihii imika wakhtigu ka dhamaaday reer xuseen ayaa 7 xildhibaan Burco ku lahaa oo Habar jeclo oo dhan la sinaa .

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby Sanbalolshe » Sun Dec 16, 2012 8:47 am

"..Doorashadani xaaraan ayay ahayd oo waa la isboobay laakiin Habar Yoonis iyadoo awooda inay waxay doonto samayso haddana somaliland iyo shacabkeeda ayay u tudheen.."

Looooool, Oo marka la idin boobayo ma farahaa baruuro ku haysateen maa idinba wax boobtaan?


"..1994 HJ oo Isaaq+dhulbahante +warsengeli+samaroon+ciise wadata ayaa HY burco ka saari kariweydaye awooda aad keligaa maanta Habar Yoonis kaga saarayso xagaad ka keentay?.."

:lol: :lol: Ma ilaa ciisihii baa nasoo raacay? Iyo xitaa hartigii? War maahee? Oo indr Isaaqa kale waaba la gartee samaronka iyo warsangeliguna maxay idinka rabeen :lol: :lol: ? Wallahi sidaan u qoslay! Khalid adiga beentaadu waaba mid indho la lol. Bakh bakhda iyo calaacalka jooji waryaa, haddana sidaa aad aragtid burco hal jilib oo HJ ah ayaa kaaga badan. Afartiinan xabo ee burco galbeedkeeda jooga haddii ay is waalaan Axmed faarax oo keliya ayaanu idiin soo diraynaa oo casarka idin seexinaya lol. Suuq galbeedka wixii casarka loo gaadho wax aan khuuro aheyn ma maqli karno. Haddii kale waa la idin shaabuugaynayaa indr gacaliye :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby Siciid85 » Sun Dec 16, 2012 8:56 am

I don't mean to get involved in your tit and tats laakin Miyaad iloowday from 2002 - 2012 - 6 HJ MPs and 14 HY MPs in the Burco council election to the point your
elders were crying. :lol: Dooraashadan lagu shuubtay wax lagu faano maha. Habar Yoonis 10 years ayii haysteen mayorship of Burco since the council elections
started. Cago dhiigo marka cuunugagan.

:steviej:


Burco oo ka mid ahayd degaamada doorashooyinka golayaasha degaanku ka qabsoomeen sanadkii 2002-dii ayaa waxaa liiskii golayaasha degaanka ku soo baxay 21 Xildhibaan oo dhamaantoodba reer Burco hase yeeshee 14 Xildhibaan ka soo jeedaan beesha Galbeedka Burco (Habar-yooonis) Halka 6 Xildhibaana ka soo jeedeen Beesha Bariga Burco
(Habar-Jeclo) dabadeed maxaa dhacay!.


2002-dii balse Odayadii u mudnaa Beesha Galbeedka Burco ayaa maanta ka muuqday madasha Dhaarta Golaha cusub ee Degaanka Burco Oo weliba si niyadsami leh oo Kal iyo lab ah u tahniyadeeyay Maayarka Cusub, halka berigaa Odayadii ka soo jeeday Beesha Burco cadho awgeed faruuryahooda cunayeen.

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Last edited by Siciid85 on Sun Dec 16, 2012 9:06 am, edited 2 times in total.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby kaliil » Sun Dec 16, 2012 9:03 am

Sanbalolshe inaydin waxa somaliland dega oo dhan Habar Yoonis usoo kaxaysateen oo haddana waxba naga qaadi kariwaydeen waa la wada ogyahay.waxa somaliland dega iskaba daaye oromo lasoo kiraystay oo hj iyo cigaal u dagaalamayay ayaa Burco lagu qabqabtay.internetkana waxa ku jira video hj waa nala ciilay oo HY ayaa na ciishay leeyihiin. waar niyow faanka iyo bakhbakhda iska daaya hadda Isaaqii kale ayaa idin nacayba sida u faanayseen. Hargeysa xiitaa habar jeclada xaafadaha sacad muuse degi jiray imika dhinacayada ayay usoo guuraan markii sacad muuse is naceen oo waxay yidhaahdeen Habar Yoonisey inagaa reer bari isla ah oo isfahmayna :lol: .doorashada xoog la iskuma boobayn laakiin kulmiye oo idinka u badan musuqmaasuq waday oo ilaa komishanka ayaa lacag la siiyay si ciday doonaan usoo saaraan,

Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Chaos in Hargeysa; Arab target multiple police stations

Postby Sanbalolshe » Sun Dec 16, 2012 9:17 am

Waar kaalaya horta idinka calaacalka iyo oohintu ma foostooyin bay idiinku jiraan? Ciisaa na garaacayeey, oromaa naloo soo kaxeystayeey, warsangali baa noo yimiyeey; berrina Isreal baa diyaarado idinku caawisay baad odhan doontaan dee :lol: :lol: .

Bes bes, in yar uun baan rabey inaan dhiiga idinku kiciyo, dantaydiina waan gaadhey, marka inoo djiya ilmaadeerayaal. Somaliland oo dhanba HY baa leh ka warrama lol? Kaftankayga iyo nac nacdayda ha dhageysanina ilmaaderayaal, shaydaankana iska naara. La idin seexin maayo, waa beentay wallahi, xilahay ku furan waa taan afartayda naagoodba furaa inaan la idin seexinayn :lol: . Haddaanu idinka idin karbaasho yaa wax naga celinaya miyaad waalateen?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 21 guests