Moderator: Moderators
Xisbigii Muj. Xassan Ciise ee Xaqsoor baa hadhay dee, according to them Kulmiye is responsible for UCID getting through and them losing. They are right waxani doorasho cadaalad ahi maysan ahayn. Ku shubasho miidhan.What is the reason of their discontent ?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk what is wrong with you, why r u so extreme, innocent people were hurt
Waa Jimce ah waxaana xalay lagu dhawaqay Natiijada. Waxa xalay lasoo Galiyey Netka in Dagaal ka socdo Hargiesa, runtii waxba kama jiraan arinkaa.
kaliya waxa xalay yara dhacay in dhalinyaro Ay Yara rabsheen Xafadaha qaar ka mida waxaaney socotey 2 sacadoood Ciidamada Amaanka ayana sugey nabada rabshadaas waxa ku dhintey wiil yar o 8 jir ah o mesha marayey dhawacuna ma badna net & telefon la jarayna ma jiro Hadaba waxaaan ka codsan laha websiteska raba iney beenta faafiyaan ey isku diraa umada wada dhalatey ineey waxaas ka waantoobaan oy ka xishoodan waxas oo Been ah ee ay wadaan, hadana waxaaan ku suganahay Centralka Suuqa Hargiesa mana jiraan wax dhib ah oo ka socda ama Dagaal ah.
Hargaysa(burcoonline)16 12 2012 waxaa imika hargaysa ay dad gadoodsani xidheen wadooyinmuhiim u ah isku socodka gaadiidka magaalada dhexdeed kuwaasi oo gubaya taayiro,
Wali waxa xidhan wadooyinka laga bilaabo Xisbiga ilaa Suuqa hoose
Dadkan gadoodasan ee wadooyinka xidhaya ayaa waxay ka kacsanyihiin natiijadii ay xalay baahiyeen komisahnka qaranka imika waxaa dadkii kal kexeeyay booliska iyo ciidamada spuda
Wali ma jirto cid wax ku noqotay
Wixii soo kordha kala soco burcoonline
Burcoonline/Hargaysa/Office
Knyonis101@live.com
Caynaba dadkani arab maaha baan u malaynayaa.xaafada idaacada arab ma dego. waa xaafad sacad muuse.
- Mudaharaad lagaga soo horjeedo Natiijada Cusub ee ay soo saareen Komishanka Degmada Hargeysa ayaa saaka ka bilaabmay xaafada Idaacada ee Magaalada Hargeysa.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 23 guests