Postby samatar133 » Wed Jul 10, 2013 6:58 pm
Ma kuwanaa wadan badbaadin kara?
Waa kii ina xaashi ee kaligii isla saxanaha ahaa, ee markii wasiirka maaliyada loo dhiibay
intuu lacagtii hal mar baanka ka buuxiyay sidii inuu bakhaar maamulayo, suqaqii lacag
yaraani soo food saartay ee recession ka ina galin gaadhay. Wuxuu iska jecelyahay in
isaga uun la amaano, wax caqli ama creativiy oo badanna ma laha.
Waa kii Dhagaweyne ee muqayilka ahaa, ninkaas waxa loo qaatay inuu marfishkiisii
isaga noqdo sababtoo ah wuxuu soo kordhinaya ayaaba iska yar.
maxaa soo hadhay? waa odaygii waalnaa ee Xasan Ciise, I don't even think this guy is
mentally fit. muxuuba cid wax u qaban isagaaba u baahan in la caawiyee.