Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso.
September 27, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (2)
Dilal Kala Duwan Ayaa Ka Dhacay Magaalada Boosaaso. | read this item Cismaan Axmed Ciise ( Turaabi).
Horseedmedia
Boosaaso, Puntland
Abaara 11:00-kii duhurnimo ee maanta ayaa waxaa magaalada Boosaaso gudaheeda lagu dilay nin dhalinyaro ah oo sida la sheegay saarnaa Gaari nooca loo yaqaan dhaynaha.
Taliyaha saldhiga bartamaha Booliska ee magaalada Boosaaso C/raxmaan Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku hayaan cidii ka danbeysay falkaasi dilka ah, isagoona intaasi ku daray in ay barayaan sababta keentay in dilkaasi uu dhaco.
Dilkan duhurnimadii maanta dhacay ayaa waxa jira isna dil xalay xili danbe loogu geystey magaalada Bosaso nin dhalinyaro ah ilaa iyo iminka wax war ah lagamahayo cida ka danbeysay falkaasi dilka ah.
Wararka qaar oo aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow ehelada ninkan dilka hore loo gaystay ayaa waxa ay sheegeen in dilkaasi ay gaysteen ninman ku labisnaa dharka Booliska,markii danbe ay falka gaysteena ay goobta ay wax ku dileen ay isaga carareen,waxayna intaasi ku dareen in aysan garaneyn sababaha loo dilay.
Dilalkan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xili dhawaanhan gudaha magaalada Boosaaso ay ka dhaceen dili is xig xiga oo ka dhacay magaalada Boosaaso.
Subscribe Now
Back to Top
Boosaaso killings.
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 321 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 9 Replies
- 2796 Views
-
Last post by RebelLion
-
- 0 Replies
- 194 Views
-
Last post by Harti55
-
- 6 Replies
- 487 Views
-
Last post by e!
-
- 2 Replies
- 376 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 45 Replies
- 1945 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 2 Replies
- 330 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 19 Replies
- 1415 Views
-
Last post by muktaar
-
- 146 Replies
- 4831 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by somaliscarface