walaalo haddaan la is dafirayn waad ogtahay Passport-ka Somaliland in Adduunka oo dhan lagu tago
wax barashada ha ugu haraysee, sida Malaysia, India, Pakistan, and many more
Horta ma ogtahay se inaan Passport-ka cusub ee Abdilahi yusuf Somaliland oo dhan lagu iman karin qofkii lagu qabtana will end up in court!