FAALO:- SIDEEBAA LOO KALA DEGAA DEGAANADA JUBOOYINKA, GEDO IYO BAKOOL
--------------------------------------------------------------------------------
Faalo:- Wax waliba waxay leeyihiin Qoraal ama tixraac taariikheed oo lagu aqoonsado summadna u ahaada jiilka hore, Jiilka keena iyo kan mustaqbalka intaba. Warbixintan iyo falanqeynta waxaa iska kaashaday akhristayaasha iyo qorayaasha Soomaaliyeed iyadoo ay doonayaan iney dadweynaha kale la wadaagaan xogtan iyo cilmi kororsigan.
Markaan usoo dego Ujeeddadayda oo ah Deegaanka Koonfurta Soomaaliya ee ay deggaan Beesha Daarood oo kamid ah Beelaha Soomaalida waxaan u qeybinayaa laba Gobol kuwaasoo kala ah Gobolada Jubbooyinka J/Hoose, J/Dhexe iyo Gedo iyo Qeyb ka mid ah Gobolka Bakool:
Fadlan Waxii Qalad ah nagu soo dir emailadan
iqra51@hotmail.com iyo
editor@laasqoray.net
GOBOLKA J/HOOSE: SIDA LOO DEGO.
Kismaayo
Deegaanada Jubada Hoose Kismaayo ayaa ugu weyn, Kismaayo goobtii ay kasoo farcamatey ama centerka waa Calanley waana xaafada Xeebta dhinaceed bari waxaa xiga dekeda cusub, dhinaceeda koonfureedna waxaa xiga airporka. Xaafadaas waxaa degenaa oo degen Harti oo ay ugu badan yihiin Cismaan Ibraahim ama dadka loo yaqaano Cawramale, waxaa ku xigey Cismaan Maxamuud, dadkani waa haraagii markii boqortooyinkii Warsangeli iyo Majeerteen ee Waqooyi iyo Bari ay dhulka jubooyinka ay ganacsi ahaan ugu yimadeen dhamaadkii qarnigiii 18aad.(dad badan baan ogeyn sida ay harti ku tageen koonfurta).
Qaabka loo kala dago
Kismaayo
Harti(Warsangeli, Majeerteen, Dhulbahante iyo Kaskii Qabi Harti) 66%.Absame/Marexaan iyo qabaa'ilka kale 34%
Xafaadaha Kismaayo
CALANLEY
HARTI (Kaskii Qabe, Majeerten iyo Warsangeli) iyo Baajuun
FARJANO
HARTI+ABSAME+GERI IWM
FIA AFMADOW
HARTI(Warsangeli)+Gaaljecel
XERO GUUL WADE IYO WARSHADA HILIBKA
Sade-Harti
LUGA BAXSI
HARTI(Kaskii Qabe, Majeerteen, Warsangeli iyo Dhulbahante
FANOOLE
Harti
AARGADA
HARTI(Dhulbahante iyo Kaskii Qabe)
SIINAY
OGADEN ABSAME
--------------------------------------
Magaalooyinka kale
--------------------------------------
Afmadow
Absame/Ogadeen.
Badhaadhe
Absame/Ogadeen.
Kulbiyo
Harti iyo absame
Hoosungoo
Harti iyo absame
Jammaame
Biyomaal, Absame iyo Harti.
Xagar
Absame/Bartile.
Raskaambooni
Absame/Ogaadeen.
Liboyo-Somaali/Dhoobley
Absame/Ogaadeen.
BuuloXaaji
Harti(Cowramale)
GOBOLKA J/DHEXE: SIDA LOO DEGO.
Bu,aale
Absame/Ogaadeen.
Saakow
Absame/Ogaadeen,Raxaweyn.
Jilib
Absame(Ogaadeen,weyteen) Galjecel, iyo Shekhaal.
Mareerey
Tunni/Biyamaal iyo Absame/Ogaadeen.
GOBOLKA GEDO: SIDA LOO DEGO.
Garbahaarey
Sade/mareexaan.
Baardheere
Absame(Ogadeen), Mareexaan iyo Raxaweyn
Buurdhuubo
Sade/Mareexaan.
Luuq & Ganaane
Sade/mareexaan, Absame (Ogaadeen).
Buulo Xaawo
Sade/Mareexaan.
Faafxadhuun
Absame/Ogaadeen.
Doolow-Gedo
Sade/Mareexaan.
CeelWaaq
Garre, Mareexaan, Ogaadeen iyo Dagoodi.
GOBOLKA BAKOOL: QEYBTA BEESHA DAAROOD.
Yeed
Absame/Ogaadeen.
Aato
Absame/Ogaadeen.
Shimbiraale
Absame/Ogaadeen.
Rabdhuure
Absame/Ogaadeen, Dir.
Xabow
Absame/Ogaadeen.
Ceelbarde
Absame/Ogaadeen.
Waxaa jira beelo laga yaabo inay wax kadeggaan deegaanada aan kor ku magacaabay oo aan ka tagay,sidoo kale waxaan filayaa istaatiitikada xisaabeed inay tahay mida saxda ah ee loo kala dego dhulka Koonfureed ee Soomaaliya.
Iqrasomali.com+LaasqorayNet