
Deg Deg Axmed C/ Xaabsade Oo Imaanaya Bursaalax Kadibna Garowe Usii Gudbaya
Axmed C/ Xaabsade ayaa waxaa uu saaka kasoo baxay deegaanka war dheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana uu imaanayaa magaalada bursaalax waxaana uu usii gudbayaa magaalada garowe ee caasimada Puntland waxaana sii galbinaya gudoomiyaha Gobolka Mudug oo hada Degmada Galdogob kusugan balse Bursaalax isugu imaanayaan.
Imaanshaha Axmed Xaabsade ayaan cadeyn wuxuu ku salaysan yahay.
Faah Faahinta Dib ayaan kasoo qoreyna Insha allah
Puntlandi.com