Miinadii ku qaraxdey baardheere. Laa ilaaha ila laah. Bloody xaasidiin, (
) indeed.
Mind you, nothing I read on Somalinet shocks me anymore, but this is a low blow.
Some of these folks, nacaybaa lafaha ka galay, oo waliba si xun u jarajray. Seriously iska saara cuqdada, oo ilaahay waydiista danbidhaaf, cause caadi maa tihiin.
P.s I'm only addressing certain individuals who are suffering from a severe clan sickness. Maahmaah baa ah "far iyo meel bugtaa is og".