Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Koronto91 » Tue Aug 14, 2007 7:41 pm

Nairobi: Arooska wiil uu dhalay Cali Maxamed Geedi oo ay ku baxayso 1.9 million Doolar...

Waxaa Maalintii Shanaad Aroos Aad ubaaxad weyn kasoconayaa Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya, Arooskaas oo lagu til maamay Aroos kii ugu Weynaa in tii Sanooyina Aroosyadii ka dhacay Dalal ka Dhaca Qaarada Afrika, Arooskaas ayaa waxa kasoo qayb galay Boqolaal Qafood dadka kasoo qayb galay Arooskaan Ayaa ah Dad Dhammaantood Maqaam ku leh Wadamada Ay udhasheen haday ahaan lahaayeen Yurub, Amerika, Afrika....

Arooskan ayaa bilowday Maalinimadii Axada [Aug 12, 2007] Ahayd iyadoona lagu furay Qado aad uwanaagsaneyd, Qadadaan Qaaliga ah qof kasta laguma casuumin dad gaara oo la ogyahay sida ay yihiin ayaa lagu casuumay kuwaas oo dhamaamtood baabuur cad cad ku yimid Goobta Xaflada Arooska.

Su'aashu waxa ay tahay Arooska Saas Ah yaa Aroosay Tallow Nin kaasi waa Nin kee, Ma Nin ka Aduunka Ugu lacagta badan wiilkisaa, Mase Waa madaxweyne Wiil uu dhalay oo ka Ariminaaya Wadamada Reer Yurub Ama AMeerika Mid maahan Waa Wiil uu dhalay Nin Afrikaana oo Hadana Somaali kasii ah Hadana Dhalin yaraa Aabihiisa Nin kale maahane Waa Raysalwasaaraha Dalka Dagaaladu ay ladageen Ee Somalia Cali Maxamed Geedi Wiilkaas Arooskaas loo qabtayna Magaciisu waa Maxamed Cali Maxamed Geeddi.

Aroos lamood kaan Aroos ka weyne Ayaa Xafladihiisu waxa ay si talan taali ah iskaga feersoconaayeen Sedexda Hotel ee Uqaalisan Wadanka Kenya ee Kuyaala Magaalada nairobi ee kala Ah Grand Regency, Five Starska iyo Hotelka Safari park, qaban qaabada arooskaasi iyo isku dubaridkiisa awgeed waxaa u jooga magaalada Nairobi wiilka guursanaya Aabihii oo ah Raisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi, iyadoo dadka arooskaasi ka qeyb galayana laga soo kala daad gureeyey meelo kala fog fog, Arooskaan ayaa waxaa Goob joog u ah oo kasoo wada qayb galay inta badan Safiirada Dawlada Somaaliya ukala jooga Dunida dacaladeeda iyagoona kuwada faraxsanaa in ay goob joog ka ahaadaan Arooska Wiilka Raysalwasaarahooda Geedi.

Arooskan ayaa waxa lawada yaabay oo lama filaan ku noqday dadyow kala duwan oo ku dhaqan Dalkaan Kenya iyo Dad kale oo lagu casuumay iyagoona is weydiinaya Su Aasha Ah. See suura gal utahay in Dadkii Somaliyeed oo Gaajo udhimanaaya Arooska saan ah Loo Dhigo Qof Somaali ah iyagoo arinkaas Ay tacajab ku noqotay warbaahinta kala duwan ee dalka Kenya ayaa Saacadaha wararku soo galayaan Warar ka ugu muhiimsan Arooskaan ka dhigaaya iyagoona Ciwaan uga dhigaya War kooda ( WADAN DAD KIISI GAAJO ULE ANAYAAN OO WIILKII RAYSALWASAARAHOODA AROOSKIISA AY KU BAXADY LACAG GAARAYA $1,900,000 waa 1.9 "Milyan" oo Dollar).

Sida ay baahiyeen Ayna Soo daabaceen wargeysyada iyo Tv-yada ugu waaweyn dalka Kenya Arooskaan ayaa la sheegayaa in ay ilaa iyo haatan ku baxday lacag gaaraysa inta la og yahay Intii aan la ogayn oo hoos hoos ubaxday lama sheegaayo waxii waa weyn oo la og yahay ayaa gaaraysa Aduun gaaraya ilaai $1,900,000 (Hal milyan iyo Sagaal boqol oo kun oo Dollar), Maa shaa Allaha waraf iyo Shimbiro war is kuma hayaan Sida aan wada og nahay dad Somaaliyeed ayaa gaajo iyo baahi ugu dhimanaaya dalka Somaaliya iyagoona Qaarkood Ay waayeen wax ay dhuunta mar shaan.

Arooskaan ayaa sida la sheegay waxa uu soconayaa mudo 7 Maalmood ah isagoona Axdii bilowday ayaa hada waxaa uharsan Mudo Shan maal mood ah.

Allaha ha u naxariistee Imaan Cali Sharmaarke iyo Wariye Mahad Axmed Cilmi oo siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho ayaa Waxa aad uga wada hadlay dadka Masuuliyiinta ah ee Masuulka ka ah Shacabka Somaaliyeed iyadoona Raysalwasaaraha Somaaliya isagoo Arooska Wiilkiisa Jooga Arinkaas uu kahadlay isagoona aad u dhaleeceyey. Balse waxaan oran karna Mudane Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi Madareemi karo Xanuunka Geerida Waayo Maalintaas Mashxarad iyo Alalaas ayuu ku jiray.

Guntii Iyo Gabagabadii waxaan wada arki doonaa markuu soo gaba gaboobo Arooska Wiilka Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi oo si habsami leh usoconaaya iyadoona laqiyaasayo in lacagta arooska ku kacday ay kor usii kici doonto. Hambalyo Maxamed Cali Maxamed Geedi iyo Faa'isa Cabdi Axmed. Hay'adaha Deeqda Baxsha ayaa aad ulayaabay iyadoona La sheegay in Madax katirsan hayada WFP ay Raysalwasaare Geedi kala hadashay Arooskaan aan Maan galka Ahayn Lacagta ku baxaysana ay ubaahan yihiin dad Ka Baahana Ah ee Somaliya.

Maryan Saciid Amiin
marlona44@yahoo.com

Dicemoney
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 783
Joined: Wed Mar 23, 2005 7:41 pm
Location: Bosnia

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Dicemoney » Tue Aug 14, 2007 7:42 pm

He, could feed a whole village with that amount of money fukkin corrupt bastards they are the real criminals.

User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Koronto91 » Tue Aug 14, 2007 7:44 pm

Classic example of Jaahil with money. Even Bill Gates knows better than to throw money around like that.

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby neocon_2007 » Tue Aug 14, 2007 7:48 pm

Smart Abgaal whose he going to feed 1.9 million mooryans (a dollars enough to feed one for the day). Laughing Laughing Laughing

musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby musika man » Tue Aug 14, 2007 7:56 pm

[quote="Koronto91"]Classic example of Jaahil with money. Even Bill Gates knows better than to throw money around like that.[/quote]

^^^

lemme here play the devil advocate. how did u know he actually spent that sum on a wedding? did you immediately believe the author of this piece cause u r biased towards his family? i can say he spent $10,000 on his wedding, will you believe me without providing any evidence? did she email u or u intentionally omitted to mention or qoute the site you got this news from? i don't believe her, proof is needed.

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Sadaam_Mariixmaan » Tue Aug 14, 2007 7:58 pm

for once i agree with Musikaman Laughing Laughing Laughing

User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby FAH1223 » Tue Aug 14, 2007 7:59 pm

link

$1.9 Mil in that part of the world is A LOT.........for a wedding of all things

musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby musika man » Tue Aug 14, 2007 8:02 pm

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]for once i agree with Musikaman Laughing Laughing Laughing[/quote]

^^^

don't lie, you always agreed with me even when i say bad things about sheikh huuraale.

User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Koronto91 » Tue Aug 14, 2007 8:02 pm

Small minds think $1.9 million is a lot of money!

Musika,

$1.9 million is peanuts if you know how to burn money! This is not Somali heresay, it was reported by most news outlets. I personally knew a dude who spent $25,000 on his wedding in Somalia in 1988.

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby Unclebin- » Tue Aug 14, 2007 8:10 pm

The most expensive weddings in the world are around 500k in western nations.

Now in third world kenya they are spending 2 million.


Notice Koronto never provided a source Laughing Laughing

his source is from an anti TFG anti common sense group.

Dayniiles, Kiismayonews etc are not legit.

musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby musika man » Tue Aug 14, 2007 10:03 pm

[quote="Koronto91"]Small minds think $1.9 million is a lot of money!

Musika,

$1.9 million is peanuts if you know how to burn money! This is not Somali heresay, it was reported by most news outlets. I personally knew a dude who spent $25,000 on his wedding in Somalia in 1988.[/quote]

^^^

i thought you will put ur islamic principles, of seek truth above biases to the test. who cares who reports if they cant provide any evidence. liars, lamagodleys will neva change. still waiting for evidence.

User avatar
The-Screw
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19924
Joined: Thu Oct 18, 2001 7:00 pm
Location: Somewhere in the PNW

Re: Ali Gedi's Son Spends $1.9 Million On A Lavish Wedding!

Postby The-Screw » Tue Aug 14, 2007 10:20 pm

$1.9M in Africa is really $35 Million, either way, it's a shame, obviously his corrupt father who sold Somalia's oil to the Chinese paid for it, this is nothing short of rape.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: KacdoonSool and 21 guests