Moderator: Moderators
Alluring wrote:Neither,
I am waiting for an airstrike on them soon, especially Aweys.
abgaalKING wrote:adeer how can u compare warlord to shiikh.
sheekh-Farax-zero wrote:abgaalKING wrote:adeer how can u compare warlord to shiikh.
who is warlord and who is sheekh
waxaana dhacdadaas ka sii yaab badnaa oo anfariirri ku noqotay Cilimadii iyo waxgaradkii Soomaliya markii ay ogaadeen in uu Sheeq Xasan Dalka ka dhoofayo asagoo fulinaaya Codsi uga yimid C/qaasim oo ahaa inuu Dalka ka baxo si loo aqoonsado Dowladiisa oo aan Argagixisada ayay taageertaa loo dhihin aqoonsina u hesho,ugu dambeyntii Sh Xasan oo aad loogu yiqiin u dhga nugeylka Beeshiisa ayaa waxa uu ka dhoofay Dalka isaga oo fulinaaya Codsiga Beeshiisa iyo Siyaasigooda ugu yimid tasoo keentay in uu C/qaasim fursad u helay kala dirida Maxaakamadihii xiligaas jiray hubkoodiina Xeel iyo Xoogba kula wareegay iskuna balaariyo dhulkii ay ka talin jiratay ilaa Goboladii Koonfureed uu gacanta u galiyay Qabqable ku Cusnbaa Xeligaas saaxada oo ah Indha Cade,.. waloow ay fashilantay Dowladii Sh Xasan u tanazulay hadana Dalka Dhaqso ugumasoo laaban waayo waxa Dalka galay Xili aad u xun ilaa laga soo gaaray maaalintii lagu dhawaaqay Isbaheysigii La baxay Ladagaalka Argagixisada waxa loo yaqaan weliba Maalintii ugu horeysay ee Maxkamadaha xayiraada kusoo rogeen Goroonkii Diyaaradaha ee Dayniile oo Saldhiga ahaa Isbaheysiga xubno ka maid ah
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests