Word is the primeminister is walking on a very thin line and is about to get fired for constantly campaigning for the land punt.
1-Hada waxaan ognahay in faroole iyo shariif madaxa isla galeen oo keentay in faroole uu ku gacan seero maamulka shariif.
2-Waxaan ognahay oo kale in Cumar uu la saftay faroole oo uu ku qancin shariif siduu wax u wado.
3- Waxaan ognahay oo kele Shariif & Cumar in ay cidaacadaha warar kala duwan la wareegayeen.
Marka ma ladhihi karaa Cumar in sidii Geedi loo dharbaaxi doono oo villa-somalia laga soo saari doono?
Maxay idin la tahay?