Moderator: Moderators
Hardly anything change in Bardheere in the last 3 centuries.Manshallah this is great news. Baardheere will be liberated soon and the capital is expected to be shabab free within weeks. To those who doubted the will of the TFG in vanquishing shabab, this is the day you should hang your heads in shame. Onwards to victory.
Xeelad dagaal iyo cunaqabateen sidaan maqley.waxaan layaabanahay alshabaab balad xaawo waa ayaga ahlu sunnah iyo TFG ,xabashi isbuuc dhan kula dagaalamayay ,sideey fudeedkaan uga carareen magaalooyin waaweyn sida garbahaareey iyo ceelwaaq mise hubkii ayaa ka dhamaaday oo balad xaawo ayeey xooga isugu geeyaan ,wax usoo harayna majirto?
Why and how bad ?Zaahiduun that is what some people are saying. Because the last two times the Dollow group moved, the battle front was Beled-Xaawo some are saying Al Shabaab brought most of their energy to Beled-Xaawo and this time it hurt them significantly.
This isn't the first and this isn't the last. Horn of Africa is the only place that the Christian vs Islam war continues for centuries, From Ifatad vs Habesha Kingdom to Harar vs Habesha to Seylac's ahmed gurey vs. Christian Empror of Ethiopia to Sayid Mohamed vs Haile Salese to Aqwanul Muslimiin vs Ethiopia, to Said barre's 77 vs Mengistu, to Islamic courts vs Meles Zenewi, to Shabaab vs Ethiopia now.AL Shabaab iney udhamaatey ayey u eg tahey. At the same time Itoobiyo maxxey toos ugu soo laabatey markale. Waxaanu ognahey Soomaali iney cidaas jecleyne oo dagaal si fudud kulagalikaraan dhamaan. See wax u jiraan? yaa warhaya? soo daa.
waxaa la ogaaday alshabaab waxa kaliya eey ka cabsanayaan waa xabashi ,wadamadaan kale dhimashada ma rabaan lakin dowlada ethiopia dadkii ayaa ku tira batay oo ciidankan ayeey ku yareyneysaa , alshabaab na xabashadi markeey maalmo celiyeen waa lasoo jiiray ,somalina dagaalkii hore wexey u galeen xabashi naceyb lakin hada waxaa looga aamusanyahay waa in alshabaab lajibiyo lakin alshabaab ka dib xabashida shacabkaa ku bilaabayo marka shacabka final ayeey fadhiyaan hada semi-final ayaa socdo .AL Shabaab iney udhamaatey ayey u eg tahey. At the same time Itoobiyo maxxey toos ugu soo laabatey markale. Waxaanu ognahey Soomaali iney cidaas jecleyne oo dagaal si fudud kulagalikaraan dhamaan. See wax u jiraan? yaa warhaya? soo daa.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 52 guests