Madaxweynaha maammul goboleedka Puntand ee Soomaaliya, C/raxmaan Faroole oo saxaafadda gaarka loo leeyahay la hadlay ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah. Wuxu aad u boorriyey guddiga darooshooyinka uu u magcaabay inay maammulkiisa la shaqeeyaan.
Maruu ka hadlaayey arrimaha qaabka axsaabta badan oo Puntand laga furayo ayaa hadalladiisii waxa ka mid ayaa: “hadda laga billaabo waa lay boobay way dhammaatay…ka qayb qaado.” Wuxu kaloo ka hadlay ra’ayigiisa xagga diinta ku aaddan, kaasoo dad badani ka argagaxeen. Waxa ka mid ahaa hadalladiisa: ‘wax nadaam ah oo diintu diidu diidi karto ma jirto…wixii adduunyada naga horraysay ku liibaantay waa kaga dayanaynaa…dadku qofkay doonaan inay doortaan, diintuu doono ha haystee waa arrin muqaddas ah Riix Halkan [Dhegayso Faroole]
Sidoo kale C/raxmaan Faroole baa ka hadlay Dagaalkii Buurta waxa uu Yiri” Waa la Ogaa dagaalkii GalGala Cidii Guushu ku Raacaday 2010- Wixii ka dhacay Buuraha Golis Markaa Guul saas ku Gaadhi maysaan waanu Ognahay sida Jirta Hoos baanu u War qabnaa oo Gudihiina baan ognahay inaad isasa soo dhiibaysaan Isa soo dhiiba Cafis baanu idiin Fidin” Ayuu Yiri Faroole Dhegayso Riix Halkan
Maxaa Sababay in Faroole Wakhtigan Baaq u diro Kooxda GalGala ee Mucaaradka ah?? Waxay u Muuqataa in Faroole Garow Saday inuu ku Fashilmay Dagaalkii Dhaqaalaha badan kaga baxay ee GalGala kaasi oo Cid waliba Ogtahay Fashilkii ka Raacay Xukuumada Puntland.
Laakiin dad kale baa Aminsan in Hadalka Faroole uu ka danbeeyo markii La Hir galiyay Gudigii Doorashada ka shaqayn lahaa Kuwaasi oo Codsaday inaan Qiimayn iyo Tira Koob Shacabka lagu Samayn karin ilaa Amaanka Deegaanada la sugu uu Faroole ka hadlayay in kastoo uu Sheegay Madaxwaynihu inaan Gudiga Tirakoob loo dirayn Deegaanada qaar isla markaana Odayasha dhaqanka Loogu Yeedhayo Garoowe.
GalGalanews.com
Faroole oo Diinta Islaamka ku Gafay [Dhegayso]
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: Faroole oo Diinta Islaamka ku Gafay [Dhegayso]





- maryandagan
- SomaliNetizen
- Posts: 268
- Joined: Wed Mar 09, 2011 3:44 am
Re: Faroole oo Diinta Islaamka ku Gafay [Dhegayso]
do you know every time u talk behind some body the person gits hasanat {thawab) from your act of saying even he is a bad person,
so keep on help him so he can gt more hasanat,
if u are smart man u will think about this?
so keep on help him so he can gt more hasanat,
if u are smart man u will think about this?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 633 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 6 Replies
- 553 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 371 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 5 Replies
- 616 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 413 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 516 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 274 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 2 Replies
- 1845 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 2 Replies
- 399 Views
-
Last post by garoweboy