Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Murtad Xasan Xuseen protects shabab from crime

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Murtad Xasan Xuseen protects shabab from crime

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Dec 13, 2011 1:05 pm

Sh Xasaan Xusen oo sheegay
in la garanayo xogna uu ka
hayo cidii dishay Dr Ahmed
(Dhageyso)
December 12, 2011 - Written by editor
Nairobi:- Shiikh Xassaan Xuseen Aaden ayaa
waxaa uu ka hadlay markii ugu horeysay dilkii
allaha u naxariisteeb Shiikh Dr Axmed Xaaji C/
raxmaan oo lagu dilay isbuucii la soo dhaafay
magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari,
Sheekh Xasaan ayaa sheegay in sheekha ay
dileen 3 nin waxaan hadalkiisa ka mid ahaa
“Aniga hadda xogta isoo gaaraysa, Sheekh
Axmed wadaado ma aysan dilin, arin famili baa
loo dilay, saddex nin baa dishay, haddana
waxay ku sugan yihiin Gobolka Galgaduud bay u
gudbeen, Gal-Mudug bay ka gudbeen Puntland-
na ma joogaan.
Waa xog aad u wanaagsan haddii Sheekh
Xasaan Xusen uu ogyahay cida dishay Sh dr
Axmed Xaaji wuxuuna sheegay in ay soo gaartay
in ninka Shiikha dilay ee gacantiisa leh, in ay ilma
adeer ruma ah yihiin PIS- ta ninka u weyn ee ina
Khaliif la yiraahdo “ Laakiin waxaa is weydiin leh
Sheekh Xasaan ma u shafeeci doontaa hadalkan
xili laga hayo in uu fatwooday in la dilo oo
umada la dhaafiyo kuwa ka soo horjeed
halganka ay wadaan ama Jihaad Al- shabaab.
Shiikh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan cid walba waa
taqaan waxaa yaal codadkii iyo Nadwooyinkii uu
ka qeyb galay iyo bayaanaad kii ay
culumada soo saareen oo uu xubin ka ahaa ay
ku sheegeen ijtihaadkooda in dagaalka ka socda
Muqdisho ama soomaaliya uu yahay mid fitno
ah.
Halkan Ka Dhageyso Sheekh Xasaan oo ka
hadlaya dilka Sheekh Dr.Ahmed Xaaji C/
raxmaan.

(xuquuqada codka S/ Memo.
Shiikh Xasaan Xuseen ayaa qaba in la dilo oo
umada la dhaafiyo cid kasta oo ka soo horjeeda
halganka dunida ka socda su,aashu waxay tahay
halgankee ? yaa weeeye culumada Halganka ka
soo horjeeda ? waa su,aal laga rabo in uu ka
jawaabo Sh.Xasaan , Sh. Xasaan ayaa yiri “Aniga
mowqifkayga ku aadan wadaadadda halganka
maanta dunida ka socda colka la ah ee la
dagaala maya, anigu waxaan qabaa aduunkaba
in la dhaafiyo, hadda ka horna waa idiin sheegay
li’ana fitnaday ummadda ku hayaan baa ka
daran.
Ma lihi waa gaalo, Ma lihi dhiigoodaa banaan
asaalatan, laakiin fasaadka ay halganka iyo
ummadda ugeysanayaan ayaa wax kastaba
kadaran.ayagu inay muta-awiliin yihiin baa laga
yaabaa oo aakhara aan lacadaabin oo aaney
naarba tegin baa laga yaabaa, laakiin
ta,wiilkaagu wuxuu kuu cudurdaarayaa
cindallaahi Subxaanuhu watacaalaa oo wax kuu
taraayaa laakiin fasaadka aad dunida geysey
inuusan waxba kuu qaban baa laga yaabaa sidaa
darteed meeshan oo kale waxaa layiraahdaa
Alqaatalu Mujjaahid Wal maqtuulu shahiid.
Kii wax dilayna waa mujaahid kan la dileyna waa
shahiid mays qaban kartaa? waa isqaban kartaa
waxaa laguu dili fasaatka hadalkaa kadhalan iyo
fatwadaada ka dhalan iyo duri taanka kadhalan
iyo burburka ka dhalan. Laakiin maadaama aad
muta,wil ahayd oo daliil waxaad moodey aad
daliil uqaadatay oo sidanina ay kula qumanayd
Illaahayana aad ugu dhowaanaysey illaahay
subxaanahu watacalaa inuu kuugu cudurdaaraa
laga yaabaa, laakiin sharkaagaa aduunka lagu
dhaafinayaa umadda.
Sidaa darteed baa lialqaatil mujaahidun wal
maqtuul shahiid taas waxaa soo hoos geli ruuxa
muslimkaa oo gaalo ku dhexdhinta oo aan la
ogeyn kaas isaga xaqdaraa lagu diley laakiin
maanan ogeyn kii wax diley waa mujaahid kan
ladileyma waa maxay ? waa shahiid liana isagu
sabab meesha kuma lahayn oo mudarib
maahayn mujaahidkuna ma ogeyn mujaahidka
waxba looma haysto asagana waxba
loomahaysto haduusan gaalada lasafnayn.



Short translation: motherfucker xasan xuseen(lives in gaalo country kenya) says alshabab was not behind the killings of sheikh(aun) from Puntland.
However he claims to have evidence which is: familymembers killed the sheikh after dispute on marriage,.and these familymembers are related to the highest official of PIS.

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Murtad Xasan Xuseen protects shabab from crime

Postby Somaliman50 » Tue Dec 13, 2011 1:14 pm

im warning you sxb to watch your words, culamada aflagaadeynta kadaa. hadaad gaal ku tilmaamtid, ogow aakhira midiinaa gaal ahaanaya

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Murtad Xasan Xuseen protects shabab from crime

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Dec 13, 2011 1:20 pm

Abakar20 , read the whole article.
Xasan xuseen commands from his gaalo-owned house: kill the scholars who are against the "jihad" and "mujahidun".

Sheekh Xasaan ayaa waxaa kale oo laga hayaa in
uu si cad oo aan ka leexad lahayn uu u yiri mar
uu ka hadlayey rag culumo ah oo salafiyiin ah
oo uu ka mid yahay Sh Ahmed Imaam wuxuu
fatwooday in la dilo Ahmed imaam maraakista
ay hayaan culumada uu ku sheegay Salafiya
Jadiidana la dumiyo.

Waxaa taas ka daran in Sheekh Xasaan laga
hayo in uu yiri Sheekh Cumar Faaruuq in aan
gaaleysiino waxba naguma ah,Sheekh Xasaan
Xuseen ha ogaado culumada iyo ardayda in ay
wax kala garanayaan dilka Shiikh Dr.Ahmed
Xaaji waxaa diyaarshay fatwooyinka Shaadka ah
ee aad dhalinta u qeybisay kuuna shafeeci
meyso tacsi aad dirto , Ehelada Shiikh Dr Axmed
Xaaji C/raxmaan cidna u yeerin meyso cida
dishay Shiikh Dr Ahmed allaha janada ka
waraabshee.



Billaahi caleykum, do you take religion from this disgusting irhaabi who made blood of muslims & scholars halaal?



He is not my culuma and I do not accept him as fellow muslim until he makes tawbah.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests