Looks like the double-faced of Soomaalidiidka have been noticed by all Somalis. Kudos to the traditional elders of beesha Hawiye noticing the Awr Kacsi that is pursued by Beesha Soomaalidiidka It is very clear Beesha Isaaq uses the Irir card when they need it and trash it when they don't need it. Well, unlike some some boys in SNET who are sizzying up to the Soomaalidiidka crowd in SNET, the intellectuals of Beesha Hawiye has spoken.04 Febaury 2012 Waagacusub.com-Beelaha Hawiye ayaa dareen caro leh uga jawaabay Jeegaanta cusub ee Siyaasiyiin u dhashay beesha Isaaq doonayaan inay gaashaanbuur Iririsim kula yeeshaan beesha Hawiye.
Siyaasiga Cabdullahi Sheekh Xasan oo ahaa Afhayeenkii Siyaasadda beelaha Hawiye ayaa yiri “ Hadii Isaaq dhab ka tahay Irirnimo waxaa looga baahan inay joojiyaan gumaadka iyo Yasmada ay ku hayaan beesha Gadabuursi sidoo kalena waa inay ka damqadaan xasuuqa ay Koofurta Somalia ka wadaan wiilashooda Axmed Godane iyo Ibrahim Afakhaan” “ Isaaq waan u hiilanay laakiin sidaan ugu lisnay nooguma habeeyn mar hadii ay noo yaqaaniin walanweyn,mar hadii ay hal maalin ka banaanbixi waayeen xasuuqa wiilashooda argagixisada ka wadaan dhulka Hawiye degaan,mar hadii ay maanta soo qoreen ficilo ay ku kala qeybinayaan beelweyntii ka dulqaaday Xukumadii Siyaad Barre” ayuu yiri Suldaanka Beesha Sacad Suldaan Salaad Ducaale.
“ Waxaan akhriyay Faysal Cali Waraabe oo leh Dhulbahantoow meeshaad u socotaan waa meeshii ninka Habar Yoonis loo dilay Bah Dhulbahante,gadaal ayuu Dhulbahante ka noqdee dila,waa nasiib daro inuu sidaas u hadlo waxayna taasi ka marqaati kaceeysaa in Isaaq Irir ka jecel yahay Daarood oo dantiisa wato,anaguna maanta yeeli meeyno Awr kacsi” ayuu yiri Wabarka beesha Warsengeli Abgaal Wabar Socdaal.
Website-ka allssc.com oo ka jawaabayay jeegaanta Isaaq doonayo inuu dib ula yeesho beelweynta Hawiye ayaa yiri “ Isaaqu waxay 20 sano ka shaqeeynayeen inay Muqdisho nabad noqon si loo aqoonsado,maantana waxaa la ogyahay in wiilasha xasuuqa ka wada ee Axmed Godane iyo Ibrahin Afakhan laga biilo Hargeysa oo lacagaha ay siiyaan Dahabshiil iyo Telesom",Halkaan ka akhri http://allssc.com/?p=21931.
Source: http://waagacusub.com/news/04.02.12.1hawiye.htm
Well, call Udun a fake unionists, but my efforts of putting the light on Dahabshiil, Telesom, Ahmed Adbi Godane, and Ibrahim Al-Afgani is showing results