Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Midabka Maalinta

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Midabka Maalinta

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 03, 2012 10:21 am

Midabka waagu wuu is badalaa markuu soo foodasaaro dharaarta cadceeduna ay maraysoo bartamaha . isagoo aan dad, dhir iyo xoolo midnaba ukala haraynin.
Dhamaantoodna hooska ayey har kawada daydaan. Sacado dabadeedna galinka danbe markay, naacadu ay wada babiso inta neeftasa oo dhaman . waxay ka soo dareeraan barxada isku heebsi ga .
Sidii hore loo yiri shinbir kiisuu la duulaa, barxadaan qaar way hebsadaan wax see u jiraa, qaarna wixii soo galilahaa, kuwan gayaan ayeey bidhaansadaan. Af hawaysi dabadee, hoygooday u dareeraan.
Intaas oo dhanna ma hakadaan , waxkastana way igu daayiyaan. Dalkaygaana waa I yiraahdaan markay daalaan.
Maangaabaa igu dulsocdo. :(

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Midabka Maalinta

Postby ina aadan » Tue Jul 03, 2012 10:32 am

Eyaahe sareedow hadmaad somnetna baratay sownigii kugu ogaa adoo haroyinkii dul yaal.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Midabka Maalinta

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 03, 2012 10:49 am

Eyaahe sareedow hadmaad somnetna baratay sownigii kugu ogaa adoo haroyinkii dul yaal.
:lol: war meshaan hawdka ah waan ku cusubahay. Barasha aad sheegaysida maxay tahay :-O . waan soo booqday kaliye.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Midabka Maalinta

Postby ina aadan » Tue Jul 03, 2012 10:58 am

soo dhawow aayo.

ee miyaadan ahayn islaanti ina xareed ahayd ee aayada iigu qumanayd.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Midabka Maalinta

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 03, 2012 11:07 am

waad mahadsan tahay. waan dhawahay

aayo aa waa ii dhiibaysaa . xareedo aa. ma qof baa kaa lumay :lol:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Midabka Maalinta

Postby ina aadan » Tue Jul 03, 2012 11:09 am

waad mahadsan tahay. waan dhawahay

aayo aa waa ii dhiibaysaa . xareedo aa. ma qof baa kaa lumay :lol:
Sareedo kaliya ma aha e xitaa xareed ku dar. Inaan yaabanahay miyaadan arag.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Midabka Maalinta

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 03, 2012 11:13 am

ayeeyo hooyo iyo aabe dhashay ayaa lakala dhahaa. ka waran :lol: . reerkeena magac aan soomaali ah ma jeclo. :lol:
iskufilan xataa waan qabnaa.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Midabka Maalinta

Postby ina aadan » Tue Jul 03, 2012 11:15 am

Waa asalkii walee.

de armayba ayaydaa tahay islantaan ka hadlayo marka.

DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Midabka Maalinta

Postby DayaxJeclee » Tue Jul 03, 2012 11:24 am

Waa asalkii walee.

de armayba ayaydaa tahay islantaan ka hadlayo marka.
Marka aa. magaalada marka. wacdaarada aa wadi maxay tahay? allaha u naxariisto ayeeyooyinkay nalama joogaan.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 20 guests