Midabka waagu wuu is badalaa markuu soo foodasaaro dharaarta cadceeduna ay maraysoo bartamaha . isagoo aan dad, dhir iyo xoolo midnaba ukala haraynin.
Dhamaantoodna hooska ayey har kawada daydaan. Sacado dabadeedna galinka danbe markay, naacadu ay wada babiso inta neeftasa oo dhaman . waxay ka soo dareeraan barxada isku heebsi ga .
Sidii hore loo yiri shinbir kiisuu la duulaa, barxadaan qaar way hebsadaan wax see u jiraa, qaarna wixii soo galilahaa, kuwan gayaan ayeey bidhaansadaan. Af hawaysi dabadee, hoygooday u dareeraan.
Intaas oo dhanna ma hakadaan , waxkastana way igu daayiyaan. Dalkaygaana waa I yiraahdaan markay daalaan.
Maangaabaa igu dulsocdo.