Moderator: Moderators
Did you watch the clip? If so I doubt you'd come with these kind of questions nor have such prediction of anything coming home to roost. LOL Wishing ill on others very bad lookSalah,
The youth have been radicalized and drawn to jihaad in Konfur. Now that they are sneaking back home will Somaliland go way of Pakistan which for years coddled the Taliban.
Time will tell but the dooros are coming home to roost.
Bil Ramadaan baa lagu jira , inu maddaxweynu casumo wixii wadaad ka aha waddanka , ma wax aan aqliga idin gali karayn ba ?Culimo aw diinku ay yeesheen, kaas oo la xidhiidha is xog-waraysi iyo sidii ay culimado aw diinka Somaliland u xoojin lahaayeen nabadgelyada, ee ay awalba caadada iyo dhaqanka u ahayd culimada una ilaalin jireen nabadgelyada
First time I agreed with SahanGalbeed.What stand off ? Maxaad ka hadlaysa gurey ?
war waxaa ku qoran meesha
Bil Ramadaan baa lagu jira , inu maddaxweynu casumo wixii wadaad ka aha waddanka , ma wax aan aqliga idin gali karayn ba ?Culimo aw diinku ay yeesheen, kaas oo la xidhiidha is xog-waraysi iyo sidii ay culimado aw diinka Somaliland u xoojin lahaayeen nabadgelyada, ee ay awalba caadada iyo dhaqanka u ahayd culimada una ilaalin jireen nabadgelyada
al shabab was born in burco and exported to the south. indeed the chickens are coming home to roost whether they like it or not...
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests