Guddiga Farsamadda soo xulida golaha Baarlamanka iyo khubaradda bulshada caalamka dib u celiyey liis ay ku qoran yihiin 55 xubnood 17-kii bishan Agoosto 2012-da ka dib markii ay beelahooda u soo xuleen iney ka mid noqdaan xildhibaanada cusub
Xubnaha dib loo celiyey liisaska magacyadooda ayaa waxay iskugu jireen madax sare hogaamiye kooxeedyo hore, saraakiil ka tirsan ciidamada, aqoonyahano, wadaado ka tirsanaa midowgii maxkamadaha ee la midoobay DKMG ah iyo rag kale oo xilal ka soo qabtay dowlada.
Inkastoo markii dambe wax laga bedelay hadana Liiska xubnaha dib loo celiyey ee loo diiday xildhibaanimada ayaa markii hore wuxuu u qornaa sidatan
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed (Hawiye: Abgal)
Sharif Hassan Sheikh Adan (Digil & Mirifle: Asharaaf)
Dr. Abdiweli Ali Mohamed “Gas: (Darod: Majirteen)
Abdirashid Sharmake (Darod: Majirteen)
Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” (Darod: Marehan)
Hassan Abshir Farah (Darod: Majirteen)
Mohamed Mohamud Gacma-Dhere (Hawiye: Habar-Gidir)
Osman Ali Ato (Hawiye: Habar-Gidir)
Barre Adan Shire “Barre Hirale” (Darod: Marehan)
Mohamed Sayid Adan (Darod: Marehan)
Ahmed Omar Jes (Darod: Ogaden)
Hussein Mohamed Farah “Aideed” (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Du'alle Haf (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Jama Furuh (Hawiye: Habar-Gidir)
Mohamed Qanyare Afrah (Hawiye: Murursade)
Salad Ali Jelle (Hawiye: Abgal)
Muse Sudi Yalow (Hawiye: Abgal)
Omar Mohamed “Omar Finish” (Hawiye: Abgal)
Ismail Mohamed Buubaa (Dir: Isaaq)
Mohamed Hassan Hayir “Mareeye” (Dir: Isaaq)
Mohamed Abdullahi Omar (Dir: Isaaq)
Abdullaahi Sheikh Ismail (Dir: Biyo-Maal)
Prof. Abdirahman Adan Ibrahim “Ibi” (Dir: Biyo-Maal)
Abdiasis Sheikh Yusuf Dired (Dir: Fiqi Mohamed)
Ing. Munye Said Omar (Digili & Mirifle: Tuni
Sheikh Adan Madobe (Digili & Mirifle: Hadamo)
Col. Hassan Mohamed Nur “Shati-gud” (Digili & Mirifle: Harin)
Mohamed Ibrahim Habsade (Digili & Mirifle: Lisan)
Ibrahim Adan Kiish Bur (Digili & Mirifle: Lisan)
Prof. Mohamed Omar Dalha (Beesha Shanaad: Jarer-weyn)
Prof. Ali Khalif Galeyr (Darod: Dhulbahante)
Abdikarim Jama (Darod: Dhulbahante)
Prof. Abdi Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Prof. Ahmed Ismail Samatar (Dir: Gadabursi)
Sakariye Haji Mohamed (Darod: Leelkase)
Hussein Arab Isse (Dir: Isaaq)
Prof. Ali Mohamed Gedi (Hawiye: Abgal)
Prof. Abdirasak Osman Hassan Jurile (Darod: Majirteen)
Gen. Abdi Hassan Awale “Qayb-Did” (Hawiye: Habar-Gidir)
Col. Mohamed Ahmed Alin (Hawiye: Habar-Gidir)
Prof. Mohamed Abdi Gaandi (Darod: Ogaden)
Abdirahman Abdishakur (Hawiye: Habar-Gidir)
Yusuf Garad Omar (Hawiye: Habar-Gidir)
Ahmed Mo'allim Fiqi, the Current Director of the NSS (Hawiye: Habar-Gidir)
AVV. Aydid Iko-Hanaf (Dir: Isaaq)
Gen. Jama Ali Jama, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
General Ade Muse Boqor, Former Puntland President (Darod: Majirteen)
Jamac Jangale (Darod: Dhulbahante)
Ali Ismail Abdi-Giir (Darod: Leelkase)
Maslah Mohamed Siyad (Darod: Marehan)
Abdullahi Ahmed Adow (Hawiye: Habar-Gidir)
Gen. Mohamed Darwish (Darod: Majirteen)
Gen. Mohamed Shiekh Hassan the Former Director of the NSS (Hawiye: Abgal)
Abdilaahi Mohamed Omarr, Minister of Foreign Affairs(Dir: Isaq)
Yusuf M.Deg, Former, Minister of Foreign Affairs (Dir: Isaq)
http://www.dayniile.com/