Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif
There is a growing list of presidential candidates who are consolidating power and have reassured us many times they will select ONE candidate. They started off as about ten individuals, all heavyweights and highly educated, and are numbering about 20 now. In their latest press release they will nominate one person to represent them. There is something that makes this candidate more viable and electable. First, he was chosen by the best out there. People who have credibility and support decided to forgo their ambitions for that ONE person. Another thing is that some of these candidates are mps, they are highly regarded and respected in their regions, they are influential and are financial better off. This gives the candidate the right amount of money, support, and legitimacy that others don't. Eventually resulting in votes in the parliament.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif
Ku dhawaad 22 Musharax oo dhamaantood u taagan Qabashada Xilka Madaxweynanimo ee Dalka Soomaaliya ayaa kadib kullan ay ku yeesheen Maanta Magalada Muqdisho waxa ay sheegeen inay Midaynayaan afkaartooda ayna u Codaynayaan Hal Musharax kaasi oo Uga Qaybgalaya Doorashada kaa oo ay la shaqaynayaan.
Musharixiintan oo ay ka mid ahaayeen Siyaasiyiin caan ka ah Siyaasdda Soomaaliya Xilal kala duwanna qaarkood kasoo qabtay Dowladihii Dalka Soomaray
Musharax Ismaaciil Hurre Buubaaa ayaa ugu horayn goobta ka hadllay waxaana uu ka dhawaajiyay waxa uu yahay hadafkooda.
Waxaa uu sheegya Buubaa in Shir ay isugu imaan doonaan uu yeelan doono Seddex Wareeg si ay u soo saaraan Musharaxa u Taagan.
Isna Musharax Maxmad Maxmuud Guulleed Gacmadheere ayaa ka hadllay Fikradan iyo waxa ku dhaliyay waxaana uu sheegay in ujeedka ku dhaliyay arintani ay tahay si loo helo Isbadal xal u noqda Soomaaliya sida uu tilmaamay.
Doorashada dhawan lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Muqdisho ayaa waxa ku loolamaya Musharixiintii ugu badnayd ee isku soo taaga Doorashada Dalka Soomaaliya midkastana waxa uu wadaa olole uu kalsooni kaga kasbanayo Xildhibaanada Cusub si ay codka u siyaan.
source: risaala.net

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif
Shariif & Gaas are done just like their buddy the former speaker of parliment also known as Shariif.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif
Sh. Sakiin is a gangsta, he told this to Gaas on the floor, live and clear:zingii wrote:Shariif & Gaas are done just like their buddy the former speaker of parliment also known as Shariif.
-Markii doorashada gudoomiyaha baarlamaanka lagu dhawaaqay, C/weli Gaas ayaa u hambalyeeyey Shariif Xasan, isagoo gacanqaaday ayuu ku yiri “Hadde Shariif guul baan kuu rajeynayaa”. Hadalkaasi Shariif Xasan wuxuu u qaatay kajin iyo jees jees isaguna wuxuu ku jawaabay “ha welwelin koley waan israaci doonaa!!” hadalkaasi ma ahayn mid xitaa laga qariyey dadkii meesha joogay.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Is this the strategy to get rid of Sh. Shariif

Xasan Sheekh Maxamuud, if this guy is in the group, he could be picked. He already pissed off Sh. Shariif with the Somali Channel advertisements, and complained to Mahiga about it.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 184 Views
-
Last post by Highland
-
- 33 Replies
- 2837 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 2 Replies
- 889 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 4 Replies
- 1420 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by moshakis_nl
-
- 36 Replies
- 2646 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 11 Replies
- 1367 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 57 Replies
- 3195 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 780 Views
-
Last post by sahal80