war deg deg NEW PM
Posted: Sat Oct 06, 2012 10:33 am
Dr saacid farah garaad is the new PM.
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=250&t=315045
Lmaoazania meesha ka carara ...........runtii shaki wayn iyo mugdi ayey ku abuurtey somalida..markuu ninkaan magaacey oo saxiibkii ah...oo la ogyahey.waxaa ka siidaran la taliyaha madaxwaynaha MP Caasha Xaaji Cilmi ninkeeda waa Saaciid Faraax Garaad ...............................bal waan arki doonaa waxuu qabto..........yesterday farmaajo ayaa la eyey somalida oo dhan ayaa ka carootey....abdiwaligas ayaan baraney nin fiican buu ahaa.......waxaan ku leeyahey ra'iisul wasaraa Saaciid Faraax Garaad soo dhawawoow hadaan nahey jaaliyada Puntland ka soo jeeda