Dowladan cusub ma waxay saxiixday dhulalka ay haystaan Kiinya iyo Itobiya?
Maxaa ka jira in dowladan cusub ay tiri "xaduudaha Soomaaliya waa mukhadas"?
Hadalkaasi miyuusan ahayn mid daboolan ee macnihiisa dhabta ah uu yahay in
dhulka Soomaaliyeed uu ku kooban yahay xuduudaha caalamka wada aqoonsanyahay.
AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA MAR HADII DHULALKII INAGA MAQNAA LASAXIIXAY.