Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

fake Somali Passport being sold in Somaliland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

fake Somali Passport being sold in Somaliland

Postby Amirsade » Thu May 23, 2013 5:20 pm

Image

MUQDISHO:- C/laahi Gaafow Maxamuud oo Murtadiinta Villa Soomaaliya u qaabilsan Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa Shir jaraa’id oo uu qabtay ku inkiray in uu Garoonka Magaalada Muqdisho ku celiyey Diyaarad u socotay Magaalada Barbera ee Gobolada Waqooyiga Soomaaliya ee hadda isku magacaabay Somaliland.
Gaafow wuxuu sheegay in ay Diyaaradda baarayeen oo ay ogaadeen Dad Baasabooro been abuur ah wata in ay Diyaaradaha u raacaan Wadanka Turkiga, balse Siyaasiyiin Soomaaliyeed ayaa cadaynaya in uu Laaluush ka qaato Shacabka Soomaaliyeed ee doonaya in ay tagaan Wadanka Turkiga si ay oga sii Tahriibaan Wadamada Yurubta.
C/laahi Gaafow, wuxuu sheegay Tirakoobaan Ajaaniibta Magaalada Muqdisho joogta marka laga reebo Ciidamada Shisheeye ee ku jooga Soomaaliya xoogga, wuxuu sheegay tirakoobka ay hayaan in uu gaarayo, 1,345, Qof oo Soo galooti ah, wuxuuna sheegay in ay u shaqeeyaan, Ciidamda Shisheeye, UN, Safaaradaha ama Xabsiyada Sirdoonka Reer Galbeedka, Shirkado iyo Ganacsato Soomaaliyeed.
Dhawaan ayey ahayd markii Maamulka Asha-haado ladirirkaa ee Somaliland ay yiraahdeen Hawada cidna nagama xukumayso, lama garanayo ujeedada uu u qabtay Shirka Jaraa’id Gaafow, balse Siyaasiyiin ayaa sheegay in uu ka cabsaday Wasiirka Arimaha Debadda Fowsiya oo kasoo jeeda Magaalada Barbera isla markaana la sheego in Xassan Gurguurte uu Qabo.

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 7 guests