Warsdaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxwaynaha not confirmed by radio mogadisho yet.
“Muddo 24-saac gudahood ah waa inay dalka oo dhan uga baxan ciidamada Kenya oo hareer maray sharciyadda ay dalka Soomaaliya ku joogaan, isla markaasna wada shaqeyn la’aan u muujiyey dowladda Soomaaliya, taageero hiil iyo hoona u fidiyey siyaasiyiin ka soo horjeeda dowladda Soomaaliya, sidoo kale waxaan amar ku bixinayaa in ciidanka Itoobiya ay iyagana ka baxaan gudaha dalka