Some want to go back to the darkness
Sahal- political anaylist of south somalia
I had this instinctively feeling that the two things were connected since the first explosion that was targeting the solar powered street lights had occurred in the hodan district but I was avoiding to use my emotions as a proof. The other thing is these things are a kinda of act of riots and shagab and has nothing to do with deen.
"Agaasimaha Nabadsugida oo ku taliyay in go’aan laga gaaro Xasan Daahir, si isbedel ugu yimaado ammaanka Muqdisho
Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka General Bashiir Maxamed Jaamac “Bashiir Goobe”, ayaa wuxuu Dowladda Soomaaliya uu ugu baaqay inay go’aan ka gaarto Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Agaasimaha ayaa wuxuu qiray in uu faraha ka baxay ammaanka Magaalada Muqdisho, wixii ka dambeeyay tan iyo markii ay Dowladda Soomaaliya, ay xabsiga dhigtay Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Wuxuu ku taliyay in Dowladdu ay go’aan ka gaarto Wadaadka mayalka adag ee Sheekh Xasan Daahir, si uu isbedel uu ugu yimaado ammaanka Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Bashiir Maxamed Jaamac ayaa wuxuu farta ku goday in xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys, uu keenay in ammaankii Caasimada uu noqdo, mid aysan Dowladdu xakamayn kareyn, sida uu yiri.
General Bashiir Goobe oo gelinkii dambe ee Khamiistii hortagey Golaha Wasiirada, si wax looga weydiiyo xaalada ammaan ee Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu kal fadhigaasi uu ka sheegay, in xariga Sheekh Xasan Aweys uu ka dambeeyay, in ammaanka Magaalada Muqdisho uu noqdo mid sii xumaanaaya.
General Goobe ayaa wuxuu soo hadalqaaday in uu ammaanku ahaa mid wanaagsan, kahor intii aysan Dowladdu xabsiga dhigin Sheekh Xasan Daahir Aweys, markii la xirayna ay keentay, in ammaankii Caasimada uu noqdo mid fashilma.
Si kastaba ha-ahaatee muddooyinkii ugu dambeysay, ayaa waxay Hay’adaha Dowladdu la tacaalayeen, sidii ay wax uga qaban lahaayeen amni darada ka jirta Caasimada, tiiyoo natiijadeedu ay noqotay mid ay waxba ka qaban waayeen, isla-markaana ay sii kordhayaan dilalka iyo qaraxyada ka dhacaaya Magaalada"
Other news
News are saying that the final phase of the talks between the kismayo ruling group and the govt is about to get started in addis
Since the jubbaland file was given to the state minister by the president he will finish the job, according to some websites, the somali ambassador to the uk will be with him in the negotiation. Kismayo administration side will be led by the vice president and if the final agreement was officially signed, the head of the administration will visit mogadisho and meet the federal govts officials.
The latest developments shows that the kismaayo administration is close to be official with amisom recognizing its army forces to work with them.
The somali president wants to close the jubbaland file before the arrival of his first anniversary so he can have a record in his first year.