Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kenya have changed their policy and dropped Madoobe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Kenya have changed their policy and dropped Madoobe

Postby Casanova25 » Fri Oct 04, 2013 10:14 pm

Kenya have changed there army leader in Kismayo and the new one is pro. SFG, and do not want to get involved in tribal war. which Means RK's are totally powerless and defeated politically.. Fiiq is also in Kismayo right now.

Ciidamada Kiiniya Oo Ku Gacan-Sayrey Maleeshiyaadka Raaskambooni & Cabsi Soo Wajahday

Kismaayo(AGGM) Saraakisha Maleeshiyaadka Raaskambooni oo qaylo dhaan u dirsaday Ciidamada dawlada kiiniya ee ku sugan Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay ku gacan sayreen ka dib markii ay ka dalbadeen in laga caawiyo dagaalka ay kula jiraan ciidamada Maamulka Jubbaland ee uu hogaminayo Col Bare Aadan Shire.

Sarkaalka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay Hogaanka Ciidamada Kiiniya ayaa la sheegay inuu arrintaasi ka biyo diiday isla markaasna uu shaaciyey inaysan ciidamadoodu kala dhex gali karin ciidamada dawlada Soomaliya iyo kuwa maleeshiyaadka Raaskambooni,waxaana uu ku eedeyey Maleeshiyaadka Raaskambooni inay iyagu weerar qaadeen isla markaasna tageen nawaaxiga Tuuladda Goobweyn.

Saraakisha codsiga u dirsaday Ciidamada Kiiniya ayaa la sheegay inay ka mid yihiin Afhayeenka Maamulka Raaskambooni Cabdinaasir Seerar Maax & Ku xigeenka Axmed Madoobe Cabdulaahi Shiikh Ismaaci Fartaag,waxaana la sheegayaa inay kala kulmeen diidmo qayaxan,waxana Sarkaalka Maamulka Ciidamada Kiiniya sheegay inaysan ciidamada dawlada soomaaliyeed iyo kuwa Raaskambooni kala dhex gali karin.

Maleeshiyaadka Raaskambooni oo hadda ku aruursan Gudaha Iyo afafka hore ee Magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa inay soo food saartey xaalad cabsiyeed maadama lagu soo jabiyey dagaaladii maanta ka dhacay Tuulada Goobweyn isla markaasna laysugu keenay gudaha Iyo banaanka Magaalada Kismaayo oo hada laysku horfadhiyo.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa inay Wasiirka Gashaandhiga dawlada federaalka ah iyo Abaandulaha ciidamada xooga dalka Soomaliya ku sugan yihiin Magaalada Kismaayo gaar ahaan garoonka diyaaaradaha isla markaasna kulamo muhiim ah la leeyihiin Saraakisha ciidamada Amisom ee ka kala socda Siraliyoon iyo Kiiniya kana wada hadalayaan sidii xaalada loo dejin lahaa.

Ugu dambeyntii maleeshiyaadka Raaskambooni ayaa la sheegayaa inay cawaaqib xumo xun iyo fadeexad kala kulmeen ka dib markii ay weerar daandaansi ah ku qaadeen Goobweyn oo ay ku sugan yihiin in ka badan 2 kun oo ciidamada Col Bare Hiiraale ah,waxaana la sheegaya inay hadda kulaalayaan Magaalada Kismaayo lagana cabsi qabo inay Maalinimadda beri ah gacanta magaaladu u gasho.
http://allgalgaduud.com/?p=20754

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests