Mas galaalan, good laba afla'ah, oo ganaya waabaayo
Abris ninuu god uga soo baxoo, micida gaarsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.
Nin libaax ku gowriirsadoo, garabku hooseeyo
Oo u guudka kala saaran yahay, miciyo gaal-leefa
Hadaan guutadiisii ka celin, gucumaloow Aarka
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.
Baddu nimey gurguurtoon aqoon, gudubsi loo dhaafo
Oo u xiisku gaaddada marshoo, gebiga dhaafsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.
Ogadeenka gaajadu wadee garawga soo doontay,
Iyo biyomaal gunuunucahayoo soo guguma xaytay,
Ee Habargidir usoo guuxayoo , hadalla gaarsiiyey
Gujaalaan ku ridi ee maxay libin ah oo gaarin.
Its very deheartening that, this is the 2 Moother focking tribes that we protected 1991. We took Ogaden to Xamar and gave them food. We treated Biyomala like Kings in our own Land. Waxaa layiri doofaar ninkii daysto baan waligii daanshoone. We could have disciplined Ogaden and Biyomaal Just like we discripline all the other Clans. Now we have to deal with their garbage because gacanteenu magaarin.
Qiyaamihii aa soodhaw. Maanta ma Ogaden iyo Biyomaal aa HG laga celcelinaah