War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Moderator: Moderators
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Dhagayso:-DEG DEG Gudoomiyaha Janaale “Hubkii Dowladda ayeey adeegsanayn Habar Gidir Dagaalkana waa istaagay
Warbaahinta Saadaal Media ayaa Khadka Taleefanka ku Tiigsatay Gudoomiyaha Degmadda Janaale Maxamed idiris isagoo ku sugan Xero Ciidamadda AMISOM ay ku leyihiin Degmada Janaale ee Gobalka shabeelaha Hoose
Waxaa uu marka Hore sheegay in Xaalaada ay maanta Tagan mid dagan kadib markii saaka iyo shalay dagaalo Xoogan ay kadhaceen Dagalkaas oo u dhaxeeya Labo Maleeshiyo Beleed kaas oo geeystay Khasaare isugu jirta Dhimasho iyo Dhaawac.
Dagaalkii shalay ayuu shegay in ay ku dhinteen 13 qof halka ay ku dhawacmeen 8 qof sida uu shegay Maxamed Idirs gudoomiyaha Janaale.
Gudoomiyaha ayaa sido kale beniyeey in Ciidamo ilaalo u ah ay dileen Ciidamo katirsan kuwa Dowlada Federaalka isagoo shegay in Warkaas uu yahay mid been ah Balse ay Rasaaseyen ciidamo kawada Tirsan kuwa Dowlada.
Sido kale Wuxuu shegay in Ciidamadda AMISOM ay dideen in ay kala dhex galaan labada Belood isagoo shegay in ay ka Cabsi qabaan in Labada Belood mid kamid ah ay eedeyso AMISOM.
Wuxuu shegay in Hubka ay Adeegsanayaan Beesha Habar Gidir ay leedahay Dowlada Federaalka isla markasna lagu Xasuuqayo dad Shacab ah sida uu shegay ,
Dowladda Madaxdeeda ugu saraysa ayuu ugu Baaqay in ay Wax ka qabtaan Dagaalada kaso cusbonaaday Gobalkaas.
Listen to Audio here: http://saadaalnews.com/2013/12/15/dhaga ... -istaagay/

Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Another 2 days ass whopping for biyomal.. they ask for ceasefire and peace agreements after those small clashes.. same old story.. this is for the 11th time!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Rofll
DIR though killing farmers would result in HabarAji surrendering their weapons.
Body bags of Dir heading towards dirland
DIR though killing farmers would result in HabarAji surrendering their weapons.
Body bags of Dir heading towards dirland

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2393
- Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Where is amison because the government is useless?
Ahlulbaytsoldier
There is a Dir military contingency plan in place for a potential rescue mission and to re-enforce the front lines, re-stock of ammo, supplies of food rations and bandages, on field battle planning, provide reconnaissance missions in order to size up the enemy, provide groups of medical paramedics and last but not least to send out a strong unified message, that Biyomaals are not on their own. As always though, Dir elders in position of power to initiate this action are practicing patience and self restraint.
Joke

Last edited by saacJabshee on Sun Dec 15, 2013 7:11 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
If qaldaans, Issa, Qubeys and Gudabursi joins the war. Then other Cayr subclans such as Ayaanle and Cabsiye will join the war too.
It will be full escalation leading to all-out war.
That means dir people in xamar and surroundings will be killed.
Cayr had great exercise with the xabashis during the 2006-2009 war in Xamar. They are experienced in warfare.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32740
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Walanweyns killing each other since 1991
Sawkiwi laha dawlad baa no dhalatay oo dagaalki wu dhaamaday

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19037
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
AhlulbaytSoldier wrote:If qaldaans, Issa, Qubeys and Gudabursi joins the war. Then other Cayr subclans such as Ayaanle and Cabsiye will join the war too.
It will be full escalation leading to all-out war.
That means dir people in xamar and surroundings will be killed.
Cayr had great exercise with the xabashis during the 2006-2009 war in Xamar. They are experienced in warfare.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2393
- Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
I hope the Dir elders dont initiate their military contingency plan. I hope peace prevails.
Dont forget the northern dirs have been practicing on khatumo's for a while now. Plus godane will be there to show them around when they get to xamar
Dont forget the northern dirs have been practicing on khatumo's for a while now. Plus godane will be there to show them around when they get to xamar

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19037
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
waa beentiis huub dowlad lama istimcaliin waa mar marsiyo. AUN to all
Last edited by FarhanYare on Sun Dec 15, 2013 7:00 pm, edited 1 time in total.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
spot on.. same old excusses.. how many times have they used this mar marsiyo it is getting old..FarhanYare wrote:waa beentiis huub dowlad lama istimcaliin waa mar marsiyo

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2393
- Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
I have heard many cases where weapons disappeared from the government. So I dont think he is lying
-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
SMH @ these niggaz enjoying bloodshed at the comfort of their homes in the west
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32740
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
So cayr is winning the war how many casualties on each side than we can know and the disputed area who holds it now?
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
Khalid Ali wrote:So cayr is winning the war how many casualties on each side than we can know and the disputed area who holds it now?
the gov't holds everything which is cayr.. Biyomal are civilians they arm themselves and attack once in a while.. 1 to 2 days then pushed back, and after that they claim that there deaths were civilians only..

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32740
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah: Gudoomiyaha Janaale dagaal waa istaagay
So wait a minute cayr is the government
Ileen meesha balayaa ka tagaan ma la isu dawladeyey

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 444 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 233 Views
-
Last post by BABYGIRL123
-
- 0 Replies
- 574 Views
-
Last post by xaseey
-
- 1 Replies
- 1380 Views
-
Last post by Warsan_Star_Muslimah
-
- 21 Replies
- 1818 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 0 Replies
- 527 Views
-
Last post by incognito1
-
- 5 Replies
- 11796 Views
-
Last post by Advo
-
- 1 Replies
- 339 Views
-
Last post by Gedo_Boy