Cali Khaliif Galeyr “Hadii aan dhinto dad Xamar joogo ayaa loo haystaa Safaarada Mareykankana waan usheegay”
Safaadara Mareykanka ayuu sheegay inuu ku wargeliyay xitaa hadii Danab uu Muqdisho ku dilo in loo haysto dad uu sheegay inuu kala dar-daarmay safaarada Mareykanka oo hadhoow loo qabsan doono geeridiisa.
Have the khatumist diaspora finally dried up this old mans tab for spending their £money$ on 5* hotels and Westgate mall in Nairobbery