Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SFG building Somalia's economy, New Industries are opening.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

SFG building Somalia's economy, New Industries are opening.

Postby Even123 » Sat Apr 19, 2014 9:17 am

:som: :som: :som: :som: :som:

Image
Image
Image
Image
Image


Warshadan casriga ah oo farsameysa noocyada kala duwan ee cabitaanka ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee nooceeda ah oo laga furo dalka 23-sano kadib, waxaana la rumeysanyahay iney dabooli doonto baahida cabitaan ee dalka.
Its time for Somali Business man and Woman’s to invest their wealth in Somalia .

Mogadishu is moving in Fast paced – soon Somali business communities From as far stretch as South Africa Capetown will soon Get their Merchandise and Goods from Mogadishu .
Munaasabad balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana lagu maamuusayay furitaanka warshada cabitaanka SODA KING ayaa gelinkii dambe ee shalay laga qabtay Hotelka City Plaza ee Muqdisho.

sharaab5

Xafladda furitaanka warshadaasi ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Ganacsato iyo xubo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo aad ugu hambalyeeyay milkiilayaasha warshadaasi furitaanka warshadda SODA KING.

Ugu horeyn waxaa munaasabadda ka hadlay mid ka mid ah milkiilayaasha warshadaasi ahna maamulaha warshadaasi Axmed Sheekh Yuusuf Guuleed oo hadalo isugu jira soo dhaweyn iyo mahadcelin ka jeediyay halkaasi, isagoo tilmaamay in dhismaha warshadaasi ay ka qeybqaateen Quburo ajnabi ah iyo Injineerro. Soomaali ah, isagoo dhinaca kale xusay in ganacsatada Soomaaliyeed ay si weyn usoo dhaweeyeen furitaanka warshadani maadaama ay uga maarmeen cabitaankii dibadda laga keeni jiray.

Gain Mani oo ah Qabaradii rakibtay warshada islamarkaana ka soo shaqeeyay wadamo badan oo caalamka ah ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabka ay u shaqeeyso warshadaasi isagoo tilmaamay iney tahay warshad casri ah oo soo saaridoonta noocyada kala duwan ee cabitaanka, kuwaas oo laga farsameyndoono qudaarta dalka.

Dr. C/kariim Sheekh Yuusuf Guuleed oo ka mid ah milkiilayaasha warshadaasi oo halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay ujeeddada ay u fureen warshadaasi isagoo tilmaamay iney ka fikireen dhismaha warshadani kadib markii ay arkeen baahida loo qabo warshad soo saarta noocyada kala duwan ee cabitaanka taasoo looga maarmo cabitaanka laga keeno dibadda.

‘’Hadafka an ka laheyn furitaanka warshadani ayaa ahaa in la helo cabitaan tayo leh oo qiimo jaban, iyo shaqo abuurid, ahdaafta kale waa inaan dhiirigelino ganacsatada iyo qurbajoogta Soomaaliyeed ee laga yaabo ineey heystaan dhaqaale ku filan, iyo inaan noqono canshuur bixiye’’ Ayuu yiri Dr. C/kariin Sheekh Yuusuf Guuleed oo ka mid ah milkiilayaasha warshadaasi.

Wasiirkii hore ee warfaafinta C/kariin Xasan Jaamac oo isna halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday ahmiyadda ay warshadani u leedahay horumarinta dhaqaalaha dalka, isagoo ku amaanay mulkiilayaasha warshadaasi sida ay uga fekereen horumarinta dhaqaalaha dalka.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xildhibaan C/qaadir Cali Cumar oo warshadaasi ku tilmaamay mid looga marmi doono baahida cabitaankii dibadda laga soo dhoofin jiray, isagoo ku dhiirrigeliyay ganacsatada kale iney usoo jeestaan warshadeynta dalka.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta mudane Yuusuf Xeyle Jimcaale oo halkaasi ka hadlay ayaa soo diirran usoo dhaweeyay furitaanka warshadaasi wuxuuuna hoosta ka xariiqay in siyaasadda dowladdu ay tahay dhiirigelinta warshadaha dalka.

Warshadan casriga ah oo farsameysa noocyada kala duwan ee cabitaanka ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee nooceeda ah oo laga furo dalka 23-sano kadib, waxaana la rumeysanyahay iney dabooli doonto baahida cabitaan ee dalka.
Last edited by Even123 on Sat Apr 19, 2014 9:27 am, edited 1 time in total.

User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: SFG building Somalia economy, New Industries are opening

Postby Even123 » Sat Apr 19, 2014 9:21 am

Somali farmers improve domestic food production




Image

User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: SFG building Somalia economy, New Industries are opening

Postby Even123 » Sat Apr 19, 2014 9:25 am

Fibre optic cable in Somalia

Image
Image
“Every time a fibre optic cable is connected to a country they see their GDP [gross domestic product] going up because their communication costs go down,” Mr Egal said. “All life will be affected – businesses, the government, universities – they all will see the benefits.”
Somalia's ambitions online could bring Mogadishu to the world
By Jonathan Kalan BBC


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 24 guests