Most somalis believe in a false news that al shabaabs founder or first leader was aden cayrow, this is absolute false!
Al shabaab had only two amirs from waqooyi and they are ismael arale and ahmed godane
HG has played military role in al shabaab like cayroow who was its defense minister/army commander (rais maktab al difac)
Its him who conquered the south central somalia
The other HG guy is mahad karataay the commener of the special forces al amniyat
This is the first somali article to mention the truth
I said it was not native to xamar because godane has made it an organization with a global agenda perhapes bc of his background as non native that's the only way he can mislead the native ones!.
"Intii Maxaakiimtu xukunka haysay waxa ku hoos dhismayey xarako xoog badan oo jihaadi ah, waxay ahaayeen laba garab oo midoobay waa Groupkii ifka Xalan iyo groupkii Raaskaambooni ee uu hoggaaminayey Xasan Turki (Daarood/Ogaadeen/Reer Cabdulle). Waxaanay labada kooxood sanadkii 2006 wada dhiseen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo uu Guddoomiye u noqday Ismail Caraale (Isaaq/Habar Yonis/Muse Carre ) Guddoomiye Ku Xigeenna uu u noqday Axmed Maxamed Islaam (Daarood/ Ogaadeen/ Reer Cabdille) haddana ah Madaxweynaha Maamulka ku meel gaadhka ah ee Jubba (IJA), Cayrowna wuxu noqday Taliyaha ugu sarreeya ciidamada Xarakada.
Burburkii maxakamadaha kaddib dhalinyaradii waxay sii wateen hawshoodii markii hoggaamiyayaashoodii la xidhxidhayna waxa taladii la wareegay Axmed Godane (Xusuus: Cayrow weligii ma noqon Hoggaamiyaha Al shabaab). Laga soo bilaabo 2007 waxa hoggaanka xarakada hayey Axmed Godane.
Markii Axmed uu dhaxlay hoggaanka Xarakada wuxu markiiba ka duway ajandihii Soomaaliga ahaa ee ay lahayd, waxaanu la’ aaday ajandihiisii caalamiga ahaa ee Afgahnistan, wuxu isu ekeysiiyey Mullah Cumarkii Afghanistan ee weligii in la’ maqlo moojaane aan la’arag"
http://www.hiiraan.com/op4/2014/sept/56 ... eedii.aspx