Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal dhex maray ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal ku dhex maray deegaanka Kala-beyr ee gobolka Sool ciidamada Somaliland iyo ciidamada maamulka Khaatumo.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Degaanka kala-beyr ayaa sheegaya in iska horimaadka halkaas ka dhacay uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo Kayse Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in ay dileen saddex askari oo ka tirsan ciidamada Soomaaliland afar kalana dhaawaceen. Hase yeeshee Wasiirka Amniga Khaatumo ayaa beeniyay in wax ciidamo kaga dhinteen dagaalkan balse waxa uu qiray in rag uu ugaga dhaawacmay dagaalka.
Dagaalka halkaa ka dhacay ayaa yimid ka dib markii ciidamada maamulka Khaatumo ay weerar ku qaadeen fariisamaha ciidanka Soomaaliland.
Ma jiro illaa hadda wax war ah oo ku saabsan dagaalkan oo ka soo baxay maamulka la magac baxay Somaliland.
http://www.jowhar.com/faahfaahin-ka-soo ... -khaatumo/

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
jowhar.com Reporting from donkeys prospective.
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
English,please?
KHATUMO GUUL, INSHA'ALLAH.
What is going on is unaccetable. Allah is never on the oppressors side.
KHATUMO GUUL, INSHA'ALLAH.

Last edited by Sowda12 on Sat Jan 23, 2016 12:52 pm, edited 2 times in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Jowhar.com is one of most reliable news websites --- Koonfuria dagaal ayaa ka socda ee na aqoonsada seems to me outdated sxb.. north Somalia too there are bantu qabiilstands fighting eachother.. like great state of Khaatumo and ictiraaf na siiya Somaliland
.
i hope Khaatumo kick your ictiraaf looking Somaliland futo

i hope Khaatumo kick your ictiraaf looking Somaliland futo

Last edited by DR-YALAXOOW on Sat Jan 23, 2016 12:50 pm, edited 1 time in total.
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Yalaxaw I thought u was reer dameerow from xamar when did u become a kastumo seeg reporter. http://www.dameerowjackass.com 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
it was clashes today in sool region of Somalia between Khaatumo state soldiers and recognition looking isaaq state called somaliland.. and good news is Khaatumo won.. Somaliland militias run away...Sowda12 wrote:English??? Please
KHATUMO GUUL, INSHA'ALLAH.![]()
![]()
![]()
What is going on is unaccetable. Allah is never on the oppressors side.
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Every reasonable human being with a good heart will support Khatumo. It is injustice, genocide and illegal occupation going on there by the Somaliland militia. Khatumo guulGubanOgoJSL wrote:Yalaxaw I thought u was reer dameerow from xamar when did u become a kastumo seeg reporter. http://www.dameerowjackass.com

Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
I haven't been keeping up with the news in Gobolada Waqooyi, but whats this fight about?
Allaha kala qaboojiyo lee dhihi karnaa.
Allaha kala qaboojiyo lee dhihi karnaa.
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Sowda chill out I know your panties are getting wett but I'm talking to the wanaabe be doc called yalaxaw dameerow. 

Last edited by JSL3000 on Sat Jan 23, 2016 12:55 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
here latest pictures of buuhoodle. burning the flag of SNM

AND SAME time people of khaatumo Waving their true blue flag of Somalia

AND SAME time people of khaatumo Waving their true blue flag of Somalia

Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Masha'allah. It is good to hear this. Guul iyo gobanimo KhatumoDR-YALAXOOW wrote:it was clashes today in sool region of Somalia between Khaatumo state soldiers and recognition looking isaaq state called somaliland.. and good news is Khaatumo won.. Somaliland militias run away...Sowda12 wrote:English??? Please
KHATUMO GUUL, INSHA'ALLAH.![]()
![]()
![]()
What is going on is unaccetable. Allah is never on the oppressors side.

Last edited by Sowda12 on Sat Jan 23, 2016 1:55 pm, edited 1 time in total.
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
At least Somaliland and puntland fight face to face, but how can we fight Alshabaab everyday with a new front attack 

Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Funny paproganda like always 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13992
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
SNM miltias run away today-... this is a today.. mudaaharaad looga soo horjeedo kooxda SNM ee hargeysa
https://www.youtube.com/watch?v=w5DSN97fvpc
https://www.youtube.com/watch?v=w5DSN97fvpc
Re: Dagaal dhex maray khaatumo vs Somaliland
Yalaxaw worry about liita liido beach and kenyans bombing gedo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 32 Replies
- 2570 Views
-
Last post by udun
-
- 5 Replies
- 1079 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 432 Views
-
Last post by kambuli
-
- 0 Replies
- 487 Views
-
Last post by zingii
-
- 1 Replies
- 509 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 1 Replies
- 476 Views
-
Last post by mahoka
-
- 3 Replies
- 666 Views
-
Last post by Rebelxx222
-
- 0 Replies
- 510 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 38 Replies
- 3632 Views
-
Last post by Xamud.