Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by CoolPoisons »

fock never knew Marehan roll deep in Minesota

Shir ujeedooyin badan leh oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkaas oo ka yimid shirar is-daba joog ahaa oo lagu dhex-dhexaadinayey, laguna dooranayey ciddii uga qayb-gali lahayd Sade-ha ku dhaqan Minnesota, shir guud oo dhawaan la filayo inuu ka qabsoomo Magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Shirkaan oo la filayey inay ka soo qaybgalaan dhamaan kooxaha isku haya siyaasadda beesha Sade ee gudaha iyo dibada dalka ayaanay ka soo qaybgalin raggii matali lahaa garabka miisaanka badan leh ee Al-shabaab, balse ay halkaasi isugu yimaadeen dadwayne aad u taageersan garabka Ehlu-sunna Wa jamaaca.

Shirka furitaankiisa waxaa aayado quraan ku furay culumo degan magaalada Minneapolis, ka dibna dadwaynihii halkaas ka soo qaybgalay ayaa hal-hal loogu soo dhaweeyey. Waxgaradkii ka hadlay halkaas waxay hadaladoodu u badnaayeen sidii loo midayn lahaa siyaasadda Sade, isla markaasna looga hortagi lahaa siyaasadaha Abu-mansuur Roobow iyo Xasan Turki. Iyagoo bidhaaminayey in labadaas nin ay ku adeegtaan dhalinyarada beesha Sade ee ka mid ah xisbiga Al-shabaab.

Qodobka labaad ee halkaas looga hadlay ayaa ahaa mid muhimadeeda leh. Qodabkaas oo ahaa mid baraarujim ah, beesha Sade-na ay ka hartayh qowmiyadihii ay isku waqtiga soo galeen qurbaha ayna muhiim tahay in la sameeyo Cummunity matala beesha si danaheeda loo hormariyo.

Shirkaas oo socday socday saacado badan ayaa gunaanadkii waxaa la sameeyey guddi ka kooban 41-qof oo ka kooban Dhalinyarada, Haweenka, odayaasha iyo aqoonyahanada si ay u soo diyaariyaan dadkii ay reer MInnesota u soo dirsan lahaayeen shirka aakhirka bisha May ka dhici magaalada Columbus, kaasoo looga hadli arimo horumarin iyo dib-u heshiisin ah.

Isla markiiba waxaa soo baxaya mucaarad xoog leh, oo ka soo horjeeda hab maamulka shirka xalay ka dhacay Minnesota kaasoo si aad ah loogu dhaleeceeyey Islaamiyiinta Al-shabaab, lana taageerayey garabka Ehlu Sunna.

Shirkaas oo abaabulkiisii hore u muuqday mid mira dhal ah, ayaa hadda u muuqda mid aanan ka duwaneyn kuwii hore u dhici jiray

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... e&sid=1699
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Murax »

:down: :down:

Dig a well, build a school do something productive instead of wasting money having mock 'political' shirs thousands of miles away from Gedo :arrow:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by CoolPoisons »

^^ Murax are U become like voltage?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Voltage »

CoolPoisons wrote:^^ Murax are U become like voltage?
I am glad you say he is becoming like Voltage because he encourages the building of more wells, schools, and development schemes. It makes me proud. :up:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Murax »

Voltage wrote:

:lol: :lol: :lol: :lol:

Thats the 1st thing that came to My head. The funniest thing is When somebody's insult is a compliment
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by CoolPoisons »

^^ U know what I meant Ali Husein doqon

stop being a flip flopper
dynamic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1485
Joined: Fri Aug 10, 2007 11:13 pm
Location: on the throne

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by dynamic »

is this group another fake wadaad group hiding under the diin to promote their qabill ?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by snoop12 »

Murax wrote::down: :down:

Dig a well, build a school do something productive instead of wasting money having mock 'political' shirs thousands of miles away from Gedo :arrow:

nothing wrong with this comment, somalis just have dhaqan xun they are more interested in politics than their own well being :down:
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by BaasAbuur »

this idea of every individual being so involved with the politics of somalia is sad.....as well we know, politicians don't do shit.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Captain24 »

Yeah, I have seen a lot of Marehan's in Minneapolis. My favorite spot is this reer dalaal owned coffee shop inside the 24th mall. Every time I go there It's Marehan vs Marehan, when Outsiders come there, it's Sade vs Harti, or Hawiye +Sade vs Harti

There is this reer kooshin guy who swear that he talks to Barre Hiiraale everyday and is close cousin of him
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by BaasAbuur »

Captain24 wrote:Yeah, I have seen a lot of Marehan's in Minneapolis. My favorite spot is this reer dalaal owned coffee shop inside the 24th mall. Every time I go there It's Marehan vs Marehan, when Outsiders come there, it's Sade vs Harti, or Hawiye +Sade vs Harti

There is this reer kooshin guy who swear that he talks to Barre Hiiraale everyday and is close cousin of him

:lol: it is probably xogsade.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Captain24 »

Xoogasade, soo reer Ohio ma ahayn? This guy owns four taxis doesn't even work. He let other newly arrived Marehans to drive his taxis while he tackles other Marehans and Hartis in the coffee shop.

One of his favorite pick up line Is 'Hal Shaah ah u keena caaqilika ciddas(insert a clan) :lol:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Murax »

Captain,

Could that Kooshin dude be any of these dudes http://www.allgedo.com/Galged/shir%20ka ... 20news.htm

BaasAbuur wrote:this idea of every individual being so involved with the politics of somalia is sad.....as well we know, politicians don't do shit.

Exactly My line of thinking. More difference making and less bullshid
User avatar
Looyaan_Junior
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 767
Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
Location: Dhegahbur, Ogaden

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by Looyaan_Junior »

BaasAbuur wrote:this idea of every individual being so involved with the politics of somalia is sad.....as well we know, politicians don't do shit.
True, but on the same coin someone having an opinion on matters of national importance is tolerable and can sometimes be useful.

But the kind of politics we somalis know (clan) is no politics at all, it's narcissism, hate and racism. I can't stand it

However, the degree in which it is practised varies across the board
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Marehan in Minesota say we support Ahlu Sade Wal Jama

Post by snoop12 »

BaasAbuur wrote:this idea of every individual being so involved with the politics of somalia is sad.....as well we know, politicians don't do shit.
true :up:

i think this is the key reason behind our problems, and must change this politics obsession with Football or something in order to stabilize the country and the people.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”