Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Faallo:Waxa Ka Dhacay NORWEYS Somalidu Waa Ku Cusub Tahay

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Faallo:Waxa Ka Dhacay NORWEYS Somalidu Waa Ku Cusub Tahay

Postby CoolPoisons » Tue Apr 01, 2008 11:01 am

Faallo:Waxa Ka Dhacay NORWEYS Somalidu Waa Ku Cusub Tahay:By Cabdirizaq H M Turbac
Apr 01,2008
by London-GEDO-NN
Waxaa dhawaan warar isa soo tarayo iyo dhacdooyin fool xun laga sheegayaa in Qaxootiga ku nool wadanka Norway ay ka samayeen waxa aanan horey ummadda Soomaliyed ooga dhacin.

Qaar waxaa loo taxaabay xabsiga ayagoo wali aanna maxkamad la keenin kuwa kale waa lagu raad jiraa bishii febraayo soo dhaafnay.

Laga bilaabo markii wadadkii bur burey waxa deegaano laga helay wadamo gaalo ah oo runtii aanan wax badan ka ogeyn xaalada wadan soomali oo Qaxootinimo noo aqoon sadeyn in aan ku noolaano wadankooda si aan u helno noolal iyo amni wacan hadaba taas way is badashay oo waxaa samayn ku yeeshay Siyaaysada qalafsan maalinba maalin ka sii dareysa ee ka jirta wadankii, taas oo sababtayna in la xiro dhowr mawaadiniin soomaliyeed ka dib markii loo sheegay Policeka wadankasee NORWEY in ay jiraan kooxo la shaqeeya AL-SHABAB oo runtii ku soo beegantay markii USA ay ku shabadeysay in ay kooxdan ay ka mid tahay ururada argagiso una dirayaan lacag iyo saanad taas oo sababtay in la xiro dad badan.

Waligayn soomali waxay ku dhaqmi jirtay colaad kasta ama fikaradaha hakala duwanaadan lakin lama hilmamin maahmadii ahayd "GACMO GEEL JIR HOOS AYAA LOO DHAQAA " oo noo macanahoodu yahay soomali wax isku qabta ayagaa isku dila ka dibna way iska dhamaataa sidi aan ku aragnay meel badan oo la isku yimid ,ma noqon oo waxaa ay gaartay in si xun loogu tuntay magacii iyo waxtarnimadii soomalinimo.

Dad badan oo dushaan wax fiican naga aaminsanaa waxay bilabayaaan in ay naga aaminaan wax kale maxa yeelay jaaliyadaha ku nool wadkas waxa ka jiro Kooxo iyo axzaab kale fikrado ahama la dhihi karo kale diimo oo runtii wada nool. :aakin Soomalidii waxay qasabtay in hadda la barto wax ay yihiin taas oo sii fogeynayso ceebta yada mid siyaasad xumo iyo ummad muslim ah ayagiii heer kaas gaarsiinaya colaada dhexdooda ah.

Marka dhamaan waxaan ka xunahay waxa ka dhacay Norwey waxayna nagu tahay ceeb iyo meel ka dhac waana ka dan qanaynaa kuwaas falkaas samayay ha ogaadaan in maalin ay qabsan doonto arintan oo kale lana xisabtamidoono baalmadowna ka galay ummada soomaliyeed .

Waxaa wax lalayaaba ah in soomali ay noqotay kuwa anan taxgalin ama anana ka faaidaysan wadamada ay joogaan waxayna u dhaqmayaan sidi ayagoo "DAHAB QIIMA JABAN KU GADAYA XILI LOO BAAHAN YAHAY ".


Abdirizak Haji Mohaamed (Turbac)
Turbac76@hotmail.com

http://www.gedonet.com/index.php?news=2771

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Faallo:Waxa Ka Dhacay NORWEYS Somalidu Waa Ku Cusub Tahay

Postby Xamud. » Tue Apr 01, 2008 11:16 am

I cant be bothered too read the entire thing!

in short what the fukk did they do?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests