Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Qaar ka mid ah Odayaasha Gobolada Jubooyinka oo soo dhaweey

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Qaar ka mid ah Odayaasha Gobolada Jubooyinka oo soo dhaweey

Postby CoolPoisons » Thu Apr 03, 2008 3:41 am

Qaar ka mid ah Odayaasha Gobolada Jubooyinka oo soo dhaweeyay Dadaalada uu Kismaayo ka wado Barre Hiiraale

Beerdhiga 03.04.2008 10:00

Odayaasha Dhaqanka gobolada Jubooyinka ayaa waxay soo dhaweeyeen dadaalada ay wadaan Xubno ka tirsan ka tirsan Baarlamaanka DFKMG ah ee la shaqeeya gumaysiga tioobiya kuwaasd oo uu hor kacayo Barre Hiiraale.

Barre Hiiraale ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa uu ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka J/Hoose waxaana safarkiisa ku waheliyay 3 xubnood oo ka tirsan Baarmalamka la shaqeeya gumaysiga oo ay isku beel yihiin isla markaana waxay kulamo kala duwan la qaateen Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Gobolka J/Hoose.

Kulan ay Daraal wada qaateen xubnahay uu hor kacayo Barre Hiiraale iyo Odayaasha Beelaha Dega Gobolka J/hoose waxayna odayaashu soo dhaweeyeen Dadaalka uu wado Hiiraale ayaga oo ku baaqay in la iska ilaabo wixii la soo maray 17 sano ee laga soo gudbay isla markaana la samata bixiyo Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Goboka J/Hoose ayada oo ay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanku ku eedeeyeen beesha uu ka soo jeedo Barre in ay si gaar ah u maamusho dhaqaalaha ka soo xarooda Dekedda iyo Airport ka magalada Kismaayo.

Barre hiiraale oo ka war bixinayay u jeedada ay u soo gaareen magaalada kismaayo ayaa waxaa uu ku macneeyay safarkiisa in uu ka shaqeeynayo dib u heshiisiin dhex marta Beelaha Gobolka J/Hoose kadibna ay dhistaan Maamul goboleed ay yeeshaan goboladda Jubooyinka.

Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa waxaa uu ka talinayay Magaalada kismayo laga soo bilaabo sanadkii 1999 ilaa laga soo gaaro sanadkii 2006 markaas oo uu kismaayo isaga baxay kadib markii ay ciidamadii Maxkamada Islaamiga Soomaaliyeed u ruqaansadeen Dhinaca Gobolada Jubooyinka taas uu suurta galisay in maamulka kismaayo uu gacabta u galo MMIS oo halkaas ka talinayay ilaa bilawgii sanadkii 2007 markaas oo ay kismayo la wareegeen Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo kuwa la shaqeeya oo uu Barre horkacayay.

http://www.beerdhiga.org/index.php?acti ... =1&id=3061

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Qaar ka mid ah Odayaasha Gobolada Jubooyinka oo soo dhaweey

Postby CoolPoisons » Thu Apr 03, 2008 3:42 am

CoolPoisons wrote:qaar ka mid ah odayaasha dhaqanku ku eedeeyeen beesha uu ka soo jeedo Barre in ay si gaar ah u maamusho dhaqaalaha ka soo xarooda Dekedda iyo Airport ka magalada Kismaayo.



the fault's focking Dini Farah. they dont even share with the rest of Marehan.

User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: Qaar ka mid ah Odayaasha Gobolada Jubooyinka oo soo dhaweey

Postby precious_dyme » Thu Apr 03, 2008 10:52 am

Interesting..





Waan guulaysanayna Insha'Allah :somalia: :somalia: :somalia:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests

cron