Tacsi: Marxuum Warfaa Cali Shire
Posted by London
Thursday, August 28 @ 13:36:56 EDT
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajuun. Walaalayaal waxaa halkaan tacsi ka dirayo dhamaan Reer Shire warsame Guleed
Waaxana u direeynaa tacsida: Reer Cali Shire Warsame iyo Hooyo Cambaro Xaaji Faarax Dabcasar
Tacsidana waxay ku saabsantahay Allaha u naxaristee Warfaa Cali Shire oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Nashville ee Maraykanka.
Waxaan dhamaanteyn leenahay: "Warfaa Cali Shire iyo dhamaan qoyska Reer Cali Shire Warsame Allaha samiir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana Rabi Janadiisa Fardowsa haka waraabiyo." Amiin, Amiin.
Leicester, UK
AUN.