Moderators: Moderators, Junior Moderators
The mention of ceyr waa iga gubaabin,point being ma arko waxaad ku diido maamulkan to the point you Villainize any sade who you catch standing next to it.Only yesterday men like hilowwle/qoonjeex and fareey were the cream of the crop,maxaa is badalay awoow?Waa war cad,lakiin may i ask are you waiting for ceyr to give their blessing?..Ma arko what else in standing in the way
Whats standing in their way waa Shabab, and if I'm not mistaken arrintaas weli xal ma'aynin u helin.
Kow waa inay gacanta ku dhigaan meelahay dhahayaan waam maamulna markaas waa inay nadaam keenan. If I'm not mistaken Kaliil, who's controlling My own Dad's hometown is not Cayr and probably never met one in His life. He's controlling it and is saying ma aqoonsani this project, yet You're saying I'm not throwing my weight behind it waiting for a blessing from Cayr? This nonsensical statement shows, that You are not daacad. Cabdi Kaliil who kicked Shishkabab out of the town, baa waxaa rabta for Me anigo Reer Gedood ah to support a duulan ama dagaal against Him, dadka inla barakiciyo again, meesha inla fodeeyo for what exactly?
Well acording to somalimemo Gandi is in Dhoobley when infact he is living in debt with all those hotel services he has to pay in Nairobi. Don't let those Marehan soldiers harass your village go kick them out. So that Gandi can step foot in itXiman you allways were smarter than half your folks
Waa war cad,lakiin may i ask are you waiting for ceyr to give their blessing?..Ma arko what else in standing in the way
Ximan you are right baan ku iri awoow,you walk on water even though you have no clue how to use the privet message
Wararka naga soo garaya Dagmada Dhobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa tibaxaya in Ciidamo aad u xoogan oo u hogaminayo Col. Cabas Ibrahim Gurey oo ka dhaqaaqay Dhobleey ay Gudaha u galeen Dagmada Garileey oo ah Xaduuda kala qaybisa Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.
Dagmadas oo ah meel Istaratiji ah aya waxaa horey ugu sugna Ciidamo ka tirsan Xarakada Alshabaab oo ayagu in kabadan 2 sano ka ariminayay.
Ciidamada Qabsaday Garileey Waxaa ay ka so dhaqaaqeen Dhobleey waxaayna qayb ka ahayeen Ciidamadi lagu soo tababaray Wadanka Kenya oo hoos yimada Dowlada kmg ah ee Somalia Ujedadooduna waxaay ahayd in ay u gurmadaan Ciidamo ayagana lagu soo tababaray Wadanka Kenya oo maalmahaan udagaal culus kula jiraa Ciidamada Xarakada Alshabaab ee ka dagalama Gobolka Gedo gar ahaan Deeganka Busaar.
Waxaana ay ku wada wajahan yihiin Dagmada Baardhere oo hada ah Magalada ugu weyn ee ay Xarakada Alshabaab Gacanta ku hayso.
Dhanka Kale Waxaa Ciidamo badan ay ka soo dhaqaaqeen Dagmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaayna afka sareen dhanka Casimada Gobolka Gedo ee Garbahareey waxaa ay na uga sii gudbidoonan Dhanka Baardheere oo balantu tahay in ay iskugu yimadaa Ciidamada ku sugaan Garileey kuwa ku sugaan Busaar iyo kuwa ka soo runqansanaya Garbahareey.
Waxaa sido kale Magalada Garbaharey ku soo wajahan Ciidamo aad u xoogan oo u horkacayo Xildhibaan Barre Adaan Shire kuwaas oo ka imanaya dhanka Dagmada Doloow waxaana lafilaya in Ciidamadaasi ay qayb weyn ka yihiin Qorshaha la rabo in dhowr jaho laga soo weraro Dagmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Xarakada Alshabaab ayaa dhankood waxaa ay ku jiraaan Diyaar garowgi ugu weyna ee ay iskaga difacayaan Ciidamada faraha badan ee ku soo wajahan deeganada ay ka maamulaan Gobolka Gedo .
Al-shabaab waxaa ay hada ka awood badaan yihiin sidi hore waxaana soo garay Gadiid Dagaal iyo Ciidamo badan kuwaas oo ka yimid Magalada Muqdisho waxaa sido kale isku xirnan weyn ay kala dhexeysa Ciidamo ayagana dhawan garaay magalada Kismaayo qayb na ka ahaa Ciidamadi Xarakada Alshabaab ee soo Baneyay Magaalada Muqdisho ee Casimada Somalia.
Isku soo wada dubo Waxaa Maalmaahan nagu soo wajahan Gobolka Gedo iyo qaybo ka mid ah Gobolada Jubboyinka ka dhicidoona Dagaalo faraha loga gubto kuwaas oo soo dadajin doona in Hal koox ay u harto Gacan ku haynta Gobolada la isku hayo.
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests