Waa war cad,lakiin may i ask are you waiting for ceyr to give their blessing?..Ma arko what else in standing in the way
Whats standing in their way waa Shabab, and if I'm not mistaken arrintaas weli xal ma'aynin u helin.
Kow waa inay gacanta ku dhigaan meelahay dhahayaan waam maamulna markaas waa inay nadaam keenan. If I'm not mistaken Kaliil, who's controlling My own Dad's hometown is not Cayr and probably never met one in His life. He's controlling it and is saying ma aqoonsani this project, yet You're saying I'm not throwing my weight behind it waiting for a blessing from Cayr? This nonsensical statement shows, that You are not daacad. Cabdi Kaliil who kicked Shishkabab out of the town, baa waxaa rabta for Me anigo Reer Gedood ah to support a duulan ama dagaal against Him, dadka inla barakiciyo again, meesha inla fodeeyo for what exactly?
Btw, waxaan kugu ogaa lately a Guy who claims to be removed from qabiil and all bout "Diin, Shariico" etc. Then You started talking from a maamul goboleed etc. angle. Now You're getting into qabiil. Just let Me know dhinacaad ka hadlaysid and I can talk to You at that level