After 5 hours later, they heard a back-up army is coming from Beled-Xaawo, Luuq and Doloow and they quickly run away from Hormuud building and saldhiga booliska.
So I'm just verifying now that Ceelwaaq is not NOT in control of Al-Shabaab but the government
Wararka ka imanaya Dagmada ceelwaaq aya tibaxaya in Ciidamada Xarakada Al-Shabaab aya ka baxeen Magalada Ceelwaaq oo ay qabsadeen sakay .
Wararka waxaay intaasi ku darayaan in Ciidamada Dowlada kmg ah oo ayagu horey ugu sugna Duleedka magalada dib u soo galeen magalada .
Kabixitanka Alshabaab ay iskaga bexeen dagmada Ceelwaaq ayaa waxaa la filaya in ay ka danbeysay ka dib marki Gurmaadyo aad uu tiro badan oo ka kala yimid qaybo kamid Gobolka Gedo ay soo gareen Ciidamada Dowlada kmg ee Aga Ceelwaaq
Lama sadalin karo halka ay ku danbeyn doonto Gacan ku haynta Magalada Ceelwaaq oo ay sakay ka dheceen Dagaalo faraha loga gubtay.
Wixii Warar ah ee ku soo kordha kala soco warbahinta Kismaayo24.com
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16349#ixzz1Xk8iVa6v