Shirkada Xawaalada Hodon Global aya waxaay noqotay Shirkadi ugu horeysay ee Xawaaladeed oo si hagar la,an ah uga qayb qadatay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cabudwaaq.
Shirkada Hodon Global ayaa waxaay manta ku qabtay Magaalada Cabudwaaq Munasabad ay ku gudonsinayso gudiga Airporka Magaalada Cabudwaaq lacag gaaraysa 10.000 oo dollar toban kun oo dollar waxaana musanabadaasi ka hadlay Masuuliyinka ka kala socday Shirkada Hodon GLOBAL iyo Gudiga Airporka Cabudwaaq.
Shirkadan ayaa waxaay kalanta 4raad ka carirsanaysa Tartanka logu jiro Dhisamaha Garoonka Diyaaradaha ee Dagmada Cabudwaaq.
Waxana kalinta labaad soo galaya Jaaliyada UK oo ayaduna bixisay lacag waxbadan ka qabanaysa Garoonka
Waxaa kalinta sadexaad galay Gudomiyaha Ururka SDSI Cabdiqani Sh Cali Diini oo run ahanti mujiyay karti ka dib marki uu kaligiis bixiyay lacag garaysa 10.000 oo dollar. 10 kun oo dollar.
Waxaa kalainta 4raad soo galaya Shirkada Hodon Galobal
Halka Kalinta Shanaad ay soo galayaan Jaaliyada Norway.
Waxaa laga warsuga waa Xawaalado iyo Ganacsato iyo Ururo ku soo biira Tartanka lagu jiro Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cabudwaaq oo ay shacabka reer Waqoyiga Galgaduud hadi ay joogan dalka iyo hadi ay jogaan dibada ay bahi weyn u qabaan.
The royal family in columbus was tasked in coming up with 4Gs. Out of the 4Gs my sub sub clans share to contribute came up to be 400 bucks. Out of the 400 dollars my share came up to be 50 bucks.
Laf laf baa lacagta laiskugu qoray. Laf walba odaygooda ayaa ka keenaya intii loo xil saaray.
I cant wait to see the project completed so i could have the right to one day say "i contributed in wealth"
walaahi i remember when the ASWJ and some sade sub clan got into it in C/waaq over visiting TFG MPs, I over heard a lady say that each men (from her subclan) will be told to pay $2,000, and each women 800 to supply the men who were facing the ASWJ in the city. The wounded were being taken to galkacyo.
Talo alle udaa wrote:walaahi i remember when the ASWJ and some sade sub clan got into it in C/waaq over visiting TFG MPs, I over heard a lady say that each men (from her subclan) will be told to pay $2,000, and each women 800 to supply the men who were facing the ASWJ in the city. The wounded were being taken to galkacyo.
So how can a sub sub sub clan pay only $400?
Its not the entire sub sub sub clan that is paying that much but rather the few families in my zip code. Of the sub sub sub clan, few elders were sellected and each being responsible for few families they have close ties with. Plus you have to take into account that prior to this fund raising there were others before it where the same people already paid. If the sum was greater than what is stated above, it will drive alot of people crazy specially when they have already paid once or more times before.
Lets remember not all families are high income earners and ontop of that they have families back home depending on them on monthly basis.