Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Oldest person in the world is a somali?

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Oldest person in the world is a somali?

Postby Cumar-Labasuul » Mon Jun 27, 2011 5:11 am

Image
Image

Hadhwanaag(HWN)Xusseen Cali Waa oday Soomaali ah Oo da diisa ay caga cageyneyso 132 Sano Waana Nin caafimaad ahaan wanaagsan waxaana uu noqonayaa Ninka Aduunka ugu Weyn kadib markii hadhwanaagnews Soo ogaatay

Dhawaan ayay aheyd Markii dadka Diiwan galiya mucjisooyinka Aduunka ay ku sheegeen qofka Dunida Ugu Weyn uu Yahay Haweeney Dhawaan Ku Geeriyootay dalka Brazil oo da Deedu aheyd 114 halka Ninkaani uu kaweyn yahay Haweeneydaasi 18 sano oo dheeraad ah

Xuseen Cali oo Hadhwanaag Wareysi layeelatay ayaa shegay in uu Jiro 132 Sano caafimaad ahaanah uu ad uwnaagasan yahay waxna uu arki karo asagoo carabka ku dhuftay inuu sii jecel yahay inuu ifka kunoolaado geeridana Qof Walbo uu neceb yahay

Xuseen Cali waxaa uu kunool yahay magaalada Muqdisho Gaara ahaan degmada xamar Weyne asagoona ka sheekeeyay Noloshiisi inta uu noolaa iyo Waxyaabaha cadeyn kara inu jiro 132 sano

Hadhwanaagnews Stuudiyaheeda magaalada Muqdisho Gaar ahaan Wariye Xasankuuriya ayaa Xuseen cali Weydiiyay Waxyaabaha uu ku cadeyn karo inuu 132 Sano jiro maadaama ay da daasi tahay ninka aduunka ugu Weyn marka la fiiro bogga mucjisooyinka aduunka uuna kaalinta koowaad horyaalka duqnimada kagalayo

Xuseen cali ayaa ku Jawabay in uu Ka Qeyb galay dagaalkii Labaad Aduunka uuna Tagay Magaalada Berlin ee cariga dalka jarmalka asagoona Markaasi katirsanaa Ciidamada dalka jarmalaka uuna ka soo horjeeday kuwa mareykanka

Waxaa uu Yiri Xuseen Cali waxaan marka Hore tagay magalada Roma ee dalka talyaaniga anigoo Qoraygayga garabka ii saaran yahay Waxaana uduulay magaalada Berlin ee dalka jarmalka oo halkaasi lagu sugayay dad badan oo aan aniga ka tirsanaa oo Roma ka imaanayay

Intaasi Kadib waxaa uu sheegay in uu Ka Qeyb Galay dagaalkii Labaad adunka uu na Afka Hore ama jiida Hore ee Dagaalka uu ahaa asagoona intaasi ku daray in uu uhaa ciidamada sida gaaarka ah xiligaais loogugu Tashanayay

Su aal aan weydiiyay ayaa aheyd in aan usheegay in dhawaan bishii may aynu soo dhaafnay Haweeneey sitimaankii ugu dambeeyay geeriyootay balse inta aysan geeriyoon Kahor loo sheegay in ay tahy Qofka Aduunka ugu duqsan ayna jirtay 114 Xuseen cali maxaa uu ku jawabay

Waa qalad oo Dambi baa la iga galay waana daleeceynayaa dadka Mucjisooyinka aduunka qora waana qalad Qof aan aniag kaweynahay waliba 18 sano ay iga yar tahay Lo Magaacaabo qofka Aduunka ugu Duqsan

Xuseen cali ayaa Hadhwanaagnews ka Codsaday in Warkiisa Lagaarsiiyo dadka Mucjisooyinka aduunka qora si loogugu sheego in aan ahay Qofka Dunida ugu Waayeelsan aana jiro 132 sano walina an jeclahay ina aan ifka sii joogo geeridana uu qof walbo neceb yahay

User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10603
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Oldest person in the world is a somali?

Postby Rabshoole » Mon Jun 27, 2011 6:39 am

Cimridheera odayga, Mashallah aduuniyo wuu so mare :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests