to day baidoa tension is running high. after mogadishu appointed administrator to baidoa.
the new administrator and his team couldn't work in baroda. iyagoo u baqaya naftooda. meanwhile former admin Cabdifataax geesey with hundred gunman taken position in the city
ciidamadii jiida hore ee dagaalka ku hor fadhiyay al shabaab way isaga soo baxeen iyagoo ku soo qulqulaya magaalada bay. halkaas oo laga cabsi qabo dagaal beeleedyo in ay ka dhacaan
magaalada waxaa wali gacanta ku haya ninkii hore u maamuli jiray C/fataax geesey oo diiday maamulka xamar laga soo magacaabay
will xasan culusow learn a lesson? let the people choose
or civil war is better