Hadii aad gaabantahay cuno badan ha isku cunin.
Hablaha gaagaaban waxaan u sheegi lahaa in eysan cuno badan isku cunin, hadii aad gaaban tahay oo aad cuno badan cunto fuusto gobalad ayaad u ekeeni.
Usbuuci tegay waxaa dhacday in aan arkay dhawr naagood oo gaagaaban oo hadana buur buuran waliba buurnaan saaid ah, jeer bey u ekaadeen. Waxaa iila yaab badnaa markasta oo ey ii buurtaan waa sii gaabanayaan. Hadii aad gaaban tahay laakin isneelo tehay waa iska socanee.
Guud ahaan buurnaashado waa cudur, waa in laga feejirnaadaa.







