Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby neocon_2007 » Sun Jan 18, 2009 12:27 am

The diaspora community has backed Maakhir in 2007 and now it is fully embraced by not only Northerners (Sanaag and Western Bari) but Southern Warsangelis.

Maakhir is here to stay. Badhan, Erigavo, Bosaaso and Kismayo communities have united. 8-)


Inshallah ia official cabinet will be declared and a President elected.

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby neocon_2007 » Sun Jan 18, 2009 3:30 am

BEESHA WARSANGELI (OMAR) OO KA TASHANEYSA XUBNIHII LA SIIYEY IYO KHADKA TALEEFANKA EE GAROWE OO GO'AN



Garowe:- Hogaanka Siyaasada beesha Warsangeli ayaa waxay ka tashaneysaa falkii foosha xumaa ee ku kacay Madaxweynaha Dhowaan la doortey inuu hayo Hogaanka Puntland oo uu beeshisa ku siiyey 9 Wasiir iyo 11 Ku xigeen isla markaana uu beelaha kalena sadbursi kula ficiltimey.



Shirkan oo albaabadu u xiran yihiin ayaa waxaa lagu qoondeynayaa ku dhawaaqidii uu madaxweynaha ku dhawaaqey golaha xukuumadiisa isla markaana ay beesha Warsangeli u aragtey mid sharafteeda meel looga dhacay.



Mudane Faroole ayaa qaadey talaabadii uu Cade Muuse qaadey iyadoo ay tani noqotey KUD KA GUUR OO QANJO U GUUR isla markaana ay beesha uu ka dhashey Madaxweynuhu aad moodid iney isaga dar daarmeen sadbursiga.



Qodobada ay beeshu ka shireyso ayaa waxaa ugu waaweyn in ka baxdo Puntland isla markaana ay ka tashado aayaheeda Siyaasadeed iyadoo shir weyne looga dhawaaqi magaalada Baran.



Sidoo kale waxaa warar aan la hubin iney sax yihiin sheegayaan in Ciidamada Sanaag heegankii ugu sareeyey la geshey isla markaana ay diyaar u yihiin awaamiirta kasoo yeerta hogaanka Beesha.



Hogaanka Siyaasada ee uu horkacayo ayaa waxay u aragtaa magcaabista deg dega ahayd iney tahay meel uga dhac isla markaana mudan in jawaab laga bixiyo.



Waxaa intaa dheer in khadka Taleefanka ee magaalada Garowe uu go'an yahay isla markaana ay adagtahay in dadka dibada ka jooga Garowe ay helaan xogta dhabta ah.



laasqoray...

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 1:33 am

Baaq ay soo saareen jaaliyadaha Woqooyiga mareykanka ee Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari, kaasoo ku wajahan maamulka cusub ee Puntland….

Image

Minneapolis: Kadib markii aan aragney qaabkii loosoo magacaabay wasiirada maamul goboleedka Puntland oo awood qeybsigii wasaaradaha ku dulmiyey beelaha SHB, kadib markii aan aragney in aanu madaxweynuhu wax la tashi ah la sameynin jaaliyadaha SHB ee ku sugan Garoowe. Kadib markii aan aragney in madaxweynuhu ay gacmo fara badan wax la maamulayeen awood qeybisga.



Anagoo ah jaaliyadaha Puntland ee woqooyiga Mareykanka gaar ahaan kuwa Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaan uga digeynaa madaxweynaha cusub Mudane C/raxmaan Faroole in uu dib u habeyn ku sameeyo qaab dhismeedka dowlada cusub, kuna saleeyo awood qeybsigii iyo wax isku darsashadii beelaha walaaalaha ah ee Puntland.



Madaxweyne Faroole oo magacaabay 9 Wasiir iyo 12 wasiir ku xigeen oo beeshiisa ah, iyo 2 wasiir oo beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari loo magacaabay. Taas oo ah mid lagu dulmiyey beelaha SHB. Madaxweyne Faroole ayaa halkaasi marsiiyey tub eexeed lamid ah tii Cade Muuse.



Hadii aan madaxweynuhu aan 48 saacadood ee soo socda wax ka badali waayo qaab dhismeedka awood qeybsiga, in beelaha SHB ay gabi ahaanba kalsoonida kala noqon doonaan maamulka cusub.






Waxaa ku saxiixan:






Garaad Cali Aw-Yuusuf



Caaqil Caabi Faarax



Prof. Abshir Aw-Yuusuf



Prof. Maxamed Jibriil



Dr. Siciid Faahiye



Dr. C/fataax Xuseen Dheere



Dr. Maxamuud Geeldoon



Dr. Cali Shire



Dr. C/qaadir Xirsi Faroole



Dr. Ismaaciil Geeldoon



Col. Mohamed Abdi qaac



Col. Jamac Shire Dariqo



Col. Cabdi Daad



Col. Maxamuud Cali Ciid



Col. Cabdiraxmaan Xirsi



Col. Cawil Axmed Xersi



Nuur Saalax Doonyaale



Axmed Saalax Dhoodi



Maxamed Salaad Ruqur



Cusmaan Maxamed Ali



Ibraahin Aw-Caduur



Maxamed Cabdulaahi Dubeys



Saalax Nuur Saalax



Axmed Ismaaciil Jaamac Gadhweyne



Faysal Maxamuud Cumar



Yaasiin Sharmaake



Siciid Ali Geldoon



Gurey Hure



Maxamed Isse Aar



C/laahi Saalax Geeljire



Hilaal Aduur



C/risaaq Bulxan



Sugulle Warsame Sugelle



Cabdi Cali Guuleed



Maxamed Cumar Cashuur



Axmed Cabdi Cabdalle



Sahal Indha Caad



Maxamed Aadan Daad



Maxamed Xuseen Gurxan



C/risaax Daahir Aadan



Siciid Maxamuud Cismaan







Samatar D. Maxamed

User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby nomadicwarlord » Mon Jan 19, 2009 4:09 am

WHAT THE FUCK IS MAAKHIR? :lol:

User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby neocon_2007 » Mon Jan 19, 2009 4:55 am

:arrow:

User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Maakhir 100% BACKED: WARSANGELIs SOUTH AND NORTH JOIN

Postby snoop12 » Mon Jan 19, 2009 7:05 pm

maakhir is the land of the noble warsangilis :arrow: :arrow: :arrow:

by the way only marexan warsans and dhullos allowed in this sections so again :arrow: :arrow:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests

cron