Beelwaynta Habar Yoonis melahay kaa degto gobolka Sool waa sidan hoose:
Degmada Xudun, Dhulmahante iyo Sacad Yoonis
Bohol, 100% Reer Nuux iyo Sacad yoonis kale (duqa magaaladu waa reer Nuux)
Degmada Oog, 95% Reer Barkad S/Yoonis iyo, damaal muse hy, hj, and others (duqa magaaladu waa reer cumaar Bayle, reer xuseen).
Guumays, Reer Barkad Sacad Yoonis, iyo Damaal muse
Togaa daad dheere, Reer Faahiye Cali Sacad Yoonis Only
Samawanaag, Xasan Sacad
Ceel'lahelay, Reer Nuux Sacad Yoonis
Tuulada Siiga Dheer, Bihina Saciid iyo Reer Caweer (sacad yoonis)
Ceelka Canka ah ee Dogoble iyo Cadayga, Muse Samatar S/Y iyo reer Durub muse ismaciil
Ceelka Canka ah ee Shoodhe, Sacad yoonis reer Wacays Sacad Yoonis
Ceelka Canka ah ee ceegaag Reer cumar bayle Sacad Yoonis
Ceelka Canka ah ee Gidhays Sacad Yoonis Cigaal Jamaac
Ceelka Canka ah ee Sincaro Reer rooble Sacad Yoonis
San nirgood Sacad Yoonis reer Nuux
Karamaan iyo Bancado dhan Sacad Yoonis.
[color=#0000FF]Doorashadii degaanka dadkii degaankas kaa codeyey waxay ahayeen 97% Sacad Yoonis. Waxa Degaanka kaa so baxay xildhibaan, Dr. C/qaadir Askar Xasan Cali (daba jar)[/color]