its da last 10 days of ramadaan already ppl!!!!tobankan bari walaalos wax fiican sameeya aad ajar yeelatiin...hadaa tobankan barii khayr iyo ajar ku baridid waxeey marka lamid tahay adigoo 84 sanadood ajarkooda....walaala yaalow waaxaan idinka bariyay dambiga iyo cayda iyo waxaas oo dhan iska daayo ee khayr ku barya...jazaakalaah khayr...salaama calaykum