waxan aad iyo aad u taageersanahey dhisidii iyo shaqeyntii maamul gaboladeed-kii maakhir state of somalia waxaan aad ugu rajo weynahey in maamulku wax u qaban doono shacab-kiisa , madax-weyne col jabriil cali salad-na waxan rajeynayaa in uu mas`uliyada uu shacab-kiisa u qaadey in uu ka soo baxo
Maakhir state