Sadex bilood kadib guurkoodii, ayuu furey naagtiisii. Dadkii markey ku yidhaahdeen maxaad u fureysaa, wuxuu yidhi sadex xaalo ayaan ku furayaah naagtah.
1- Mar alah marykay raashinka ii soo dhigto, unbey gacanta la soo gali. Markaasaan odhan naa bal halkaa iga fadhiiso "hambo nin wayn baan kuu reebiyeh."
2- Marka habeen kii lagaadho unbey intey dogob " dharka dhigato" oogadana "nalka" siraado unbey isoo geli. Markaasaan odhan naa adoo dharka qaba soo seexo, oogadana dami.
3- Mar ala markaan guriga soo galo unbey i odhan xabiib. Markaasaan odhan Naa xabiib la'ima yidhaahdee Macalin Cabdullaahi baa la iyidhaah.
Nin dhaqan leh dheh.